xoghayaha Xafiiska Saxaafada ee Madaxtooyada JSL Naasir Yusuf Daahir NASKA oo Dhambaal Tacsi Diraya Qoyskii iyo Asxaabtii Marxuum Caqil Cabdi Maxed Cigaal

0
Friday March 21, 2014 - 14:36:44 in by Super Admin
  • Visits: 905
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    xoghayaha Xafiiska Saxaafada ee Madaxtooyada JSL Naasir Yusuf Daahir NASKA oo Dhambaal Tacsi Diraya Qoyskii iyo Asxaabtii Marxuum Caqil Cabdi Maxed Cigaal

    Waxa aan marxuunka alle uga baryayaa inuu naxariistii Janatu fardawsa ka waraabiyo intii uu ka baxayna Samir iyo iiman ka siiyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa aan marxuunka alle uga baryayaa inuu naxariistii Janatu fardawsa ka waraabiyo intii uu ka baxayna Samir iyo iiman ka siiyo


Aniga oo ku hadlaaya magacayga Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska) Waxa aan halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga Dirayaa Dhamaan Reer CAAQIL MAXAMED CAAQIL CIGAAL CAAQIL QAALIB (HADOODIL) iyo Qayskii, Qarabaadii, Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM CAAQIL CABDI CAAQIL MAXAMED HADOODIL oo maanta ku Geeriyooday Shil Baabuur oo ka dhacay Hudisa agteeda.

 

Waxa aan marxuunka alle uga baryayaa inuu naxariistii Janatu fardawsa ka waraabiyo intii uu ka baxayna Samir iyo iiman ka siiyo.

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN