Dadweynaha Reer Hargeysa Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Wada Marista Cusub

0
Sunday January 18, 2015 - 16:52:14 in by Burco Office
  • Visits: 797
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadweynaha Reer Hargeysa Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Wada Marista Cusub

    Dadweynaha magaalada hargeysa ayaa ka cabanayaa wada marista cusub ee dhawaan soo saaratay wasaarada arimaha gudaha somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadweynaha magaalada hargeysa ayaa ka cabanayaa wada marista cusub ee dhawaan soo saaratay wasaarada arimaha gudaha somaliland
waxa jirta inta badan maalmihii ugu danbaysay ay is fahmin la yihiin ciidanka wadoyinka ee loo yaqaaan taraafikada iyo wadayaasha gaadiidka kala duwan sii ba basaska ee ka shaqeeya gudaha magaalada hargeysa qaar kimda waadyaasha oo maanta shabakada afkashaacbku waraysi gaar ah siiyey

 ayaa sheegay inay aad wax yeelo badan u soo gaahdy dhinaca qalaaha ee basaaska yar yara xaafada u kala goosha jiray maxamed cali jaamac ayaa sharaaxay waxa uu yidhi

 "waxaan u baxaana xaafada maanata hadaii xukumada siilaanyo ay tidhi wadaa ka leexda oo wada kale oo dadku nagu aqoon u leehaxano sow dhib maaaha waxaan halkan ka cadeenayaa inatay jirtay somalialand waa maalinti koowad oo wada la badlo taasna iskaaashada ku keetay dhaaale xumo "

 isago halkii waxa uu yidhi "waa wax aad looga xumaado inaa wado la badalay waad aragtaan oo kaabado ka taagan wada ay leeyihiin isku haad baan ka dhigaynaa oo laguma tla galinba "
hadaba wasiirka arimaha gudaha somalialand cali maxaed waran cade ayaa amara kaligii taliye ah ku soo rogay in la badalay wada maristii oo dadweynaha waxba laga weydiin su'aalo badan bay dadweynuhu iska weydiinayaa waxa xilligan sababay in la dablo qabka wadooyinka
cabdirisaaq cabdilaahi aadan (koronto)
Afkashacabka.com
Hargeysa/Office