Madaxweyne Siilaanyo Iyo Waftigii Balaadhanaa Uu Hogaaminayay Oo Gaadhay Degmada Dhoqoshay Ee Gobolka Togdheer

0
Sunday January 18, 2015 - 21:32:41 in by Burco Office
  • Visits: 623
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Iyo Waftigii Balaadhanaa Uu Hogaaminayay Oo Gaadhay Degmada Dhoqoshay Ee Gobolka Togdheer

    Hargeysa(AFKA)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Waft uu hogaaminayo oo maalmihii u dambeeyay Safar ku maraya deegaanadda ku teedsan Xuduuda Somaliland iyo Itoobiya ayaa goor-dhaweyd gaadhay Degmadda Dhoqoshay ee Gobolka Togdheer.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Waft uu hogaaminayo oo maalmihii u dambeeyay Safar ku maraya deegaanadda ku teedsan Xuduuda Somaliland iyo Itoobiya ayaa goor-dhaweyd gaadhay Degmadda Dhoqoshay ee Gobolka Togdheer.

Waftiga Madaxweynaha ayaa waxa halkaasi si balaadhan ugu soo dhaweeyay Shacabka ku dhaqan deegaankaasi, iyadda oo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo Khudbad uu u jeediyay waxa uu sheegay inay Xukuumadd ahaan wax ka qaban-doonaan adeegyada Bulshadda ee ay u baahan-yihiin Shacabka ku dhaqan Degmadda Dhoqoshay,

waxaanu Madaxweyne Siilaanyo tilmaamay in Degmada Dhoqoshay ay ka mid tahay deegaanada Taariikhadda ku leh Somaliland.

Dhinaca kale Madaxweyne Siilaanyo deegaanada ilaa haatan uu soo maray, wuxuu u balan qaaday tabashooyinka uu kala kulmay in xukuumaddiisu ay wax ka qaban doonto intii awooddeeda ah.

Cabdirisaq cabdilaahi aadan (koronto)

Hargeisa/Office

Afkashacabka.com