Madaxwaynaha Somaliland iyo Waftigii Uu Hogaamiyay OoCaawa U soo Hoyday Degmada Balidhiig

0
Sunday January 18, 2015 - 23:06:25 in by salman abdi
  • Visits: 869
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Somaliland iyo Waftigii Uu Hogaamiyay OoCaawa U soo Hoyday Degmada Balidhiig

    Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxwaynaha Somaliland Oo Cawa Soo Gaadhay Degmada Balidhig Isla Markaana Soo Maray Deegano Badan Oo Hoos Yimada Gobolak Togdheer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxwaynaha Somaliland Oo Cawa Soo Gaadhay Degmada Balidhig Isla Markaana Soo Maray Deegano Badan Oo Hoos Yimada Gobolak Togdheer


Safarkan Madaxwaynaha Waxa Uu Ku Soo Maray Deegano Badan Oo Ay Ka Mid Yahiin Duruqsi,Xaaji Saalax ,Riyo Xidha Iyo Cali Ciise Oo Manta Uu Ka Qadayay Madaxwaynaha Iyo Waftiga Uu Hogaminayay Intaasi Ka Dibna Waxa Uu Usii Dhaafay Waftigani Dhankaas Iyo Bilcile,Dhoqoashay ,Dhagax Dheer , Dharyalay Iyo Deegano Kale Isla Markaana Kala Kulmay Deeganadaasi Soo Dhawayn Baladhan Halka Qaarkoodna Ay Ku Soo Dhawayeen Fardo Isla Markaana Madaxwaynahu Waxa Oo Shirir Kale Duwan La Yeshay Odayasha Iyo Waxgaraka Deegankaasi Taasi O Ay Usoo Bandhigeen Bahaiyaha Ku Gadamaan Deganadaasi ,


Waxana Uu Madaxwaynahu Gordhawayd Soo Gaadhay Degemada Ballidhiig Kaasi Oo Kale Kulmay Soodhawayn Baladhan Isla Markaana Madaxwaynahu Uga Mahad Naqay Sida Qimaha Lah Ay Usoo Dhawayeen Madaxwaynaha Iyo Waftigisa Oo Cawa Uhoyday Degmada Balidhiig Oo Barina La Filayo In Uu Xadhiga Ka Jari Doono Masharico Laga Hiragaliay Qaar Kalana Dhagax Dhigi Doono Isla Markaana Uu Sii Wadan Doono Safarkiisa Oo Ku Tigi Doono Ila Ceerigaabo


Madaxwayanaha Soomaliland Ayaa Safar Maalmahi Udanbayay Uu Ku Maray Gobalada Iyo Deeganada U Maro Xududka Somaliland Ayaan La Garayn Halka Uu Ku Idlaaan Doono


Contct@afkashacabka.com