Daawo QAYLO-DHAAN CULUS: Yaa Hor Ilaahay Ugu Gurmanaaya Caruur Yar yar Oo Walaalo Ah Oo Uu Ku Habsaday Cudur Aan La Garanayn Oo Curyaamiyey Jajabiyey-na Adhaxda & Xubnaha Jidhka Oo Idil

0
Monday January 19, 2015 - 11:12:00 in by Burco Office
  • Visits: 870
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo QAYLO-DHAAN CULUS: Yaa Hor Ilaahay Ugu Gurmanaaya Caruur Yar yar Oo Walaalo Ah Oo Uu Ku Habsaday Cudur Aan La Garanayn Oo Curyaamiyey Jajabiyey-na Adhaxda & Xubnaha Jidhka Oo Idil

    Ubaxii ay labadan waalid ku indha-doogsanayeen Ilaahay sidaasi ayuu u gartay. Waxna umuu waayine waa imtixaan ku socda cidda Ilaahay sarreeyee, uu garansiiyo, kuwii garaadkoodu gar-waaqsado ee ku guulaysta Ilaahay ha innaga yeelee. Waana tii ahayd xi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ubaxii ay labadan waalid ku indha-doogsanayeen Ilaahay sidaasi ayuu u gartay. Waxna umuu waayine waa imtixaan ku socda cidda Ilaahay sarreeyee, uu garansiiyo, kuwii garaadkoodu gar-waaqsado ee ku guulaysta Ilaahay ha innaga yeelee. Waana tii ahayd xikmaddii Abwaan Xasan-Ganey: Ma ogtahay curyaankaba Cago looma waayine Caynkaas waxa loo yidhi Kuwa cararayee ladan Inay ku cibro-qaataan. Ugu horeyn aynu Ilaahay u mahad-naqno una soo ducayno qoyskan dhibaataysan ee masiibooyinka isu barkadeen. Marka xigta, oodo dhacameed siday u kala sarreeyaanbaa loo kala guraaye, waxaa habboon in aynu qoyskan kasoo rarno cidladan ay milicda cadceedda iyo hamadayga dhaxantuba ku haleeleen, soons dejinno gudaha magaalada Hargeysa oo halka imika ay yaallaan u jirta wax ka yar 20km. Waxaana is-weydiin mudan sideebay taasi ku suuroobaysaa?

Wixii taakulo ah ugu soo hagaajiya Aabbaha dhalay oo magaciisu yahay Ismaaciil Xasan Ducaale oo ZAAD-ka iyo Account-ka Dahabshiil ee loo furayba ay kala yihiin sidan:

Dahabshiil 44878

ZAAD: 0633667444


 

 



Hargeisa/Office

contact@afkashacabka.com