Daawo: Falastiiniyiin Cadhaysan Oo Beed Ku Shiiday Wasiirka Arrimaha Dibada Canada

0
Monday January 19, 2015 - 12:52:48 in by salman abdi
  • Visits: 702
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Falastiiniyiin Cadhaysan Oo Beed Ku Shiiday Wasiirka Arrimaha Dibada Canada

    Dadka Falastiiniyiinta oo ka cadhaysan hadaladaas iyo taageeradiisa xooga ah ee uu Israel siiyo ayaa magaalada Ramallah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadka Falastiiniyiinta oo ka cadhaysan hadaladaas iyo taageeradiisa xooga ah ee uu Israel siiyo ayaa magaalada Ramallah

 Boqolaal Falastiniyiin ah oo cadhaysan ayaa beed ku shiiday wasiirka arrimaha dibada dalka Kanada, John Baird, oo booqasho ku marayay daanta galbeed ee Maamulka Falastiin.

 

Wasiirka Arrimaha dibada Canada John Baird oo xoog u taageera Israel ayaa isagu sanadkii hore markii duqayntu ku socotay gacanka Qaza, waxa uu taageeray duqayntii Diyaaradaha Israel ku qaadeen, Iskuulada Qaramada Midoobay Maamusho, kuwaas oo duqayntooda mid sax ah ku tilmaamay, waxaanu ku dooday in hub yaalay oo sidaa Israel u bar tilmaameedsatay.

 

Dadka Falastiiniyiinta oo ka cadhaysan hadaladaas iyo taageeradiisa xooga ah ee uu Israel siiyo ayaa magaalada Ramallah ku weeraray wasiirka, waxaanay hadhka kaga dhigeen beed, kuwaas oo aan badankoodu wasiirka gaadhin.





Contact@afkashacabka.com