Daawo Sawirradda Madaxweyne Ku Xigeenka Puntiland Oo Ku Soo Dhawaaday Degaano Ka Tirsan Gobolka Togdheer iyo Mooganaanta Xukumada Somaliland

0
Monday January 19, 2015 - 13:15:08 in by salman abdi
  • Visits: 1201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirradda Madaxweyne Ku Xigeenka Puntiland Oo Ku Soo Dhawaaday Degaano Ka Tirsan Gobolka Togdheer iyo Mooganaanta Xukumada Somaliland

    Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland,Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camay) ayaa markii ugu horreeysay socdaal lugta ah ku tagay dhulka fog ee gobolka buuhoodle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland,Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camay) ayaa markii ugu horreeysay socdaal lugta ah ku tagay dhulka fog ee gobolka buuhoodle


Camay oo ay waheliyaan xildhibaanno iyo mas’uuliyin kale oo dowladda ka tirsan ayaa maalmihii ugu dambeeyay booqasho ku joogay deegaannada gobolka Cayn.

Dhulka uu tagay madaxweyne ku-xigeenka waxaa ka mid ah magaalada xarunta u ah gobolka Ceyn ee Buuhoodle iyo deegaannada kale ee Maygaagle,Xadhadhanka iyo Bali-Docol oo dhammantod ka mid ah gobolka Buuhoodle

Socdalka ayaa ahaa mid uu ugu kuur-galayay xaaladda deegaannada isagoo ku dhawaaday magaalada Qurulugud maadaama deegaannada uu tagay ay xadduud wadaagan degmada

Waxuu booqday mashaaric laga hirgaliyay deegaannada ka tirsan gobolka,kuwaaso isagu jira shaqo abuur iyo War-qodid,waxuuna warbixinno ka dhagaystay qar ka mid ah dadka deegaannada iyo xoolaha dhaqatada gobolka buuhoodle

Madaxweyne ku-xigeenku waxuu hadal dheer ku sheegay isagoo la hadlaya dadka deegaanka in dowladda Puntland madaxda ay ka dageen laamiga ayna ka go’antahay sidii loo gaari lahaa dhammaanba deegaannada laamiga ka baxsan ee gobollada.

"Waxaan tagnay dhul badan,waana meelaha ay dadku oran-jireen waa la isku haysta,waad u jeedaan cid isku haysata maleh waa dhul ka tirsan Puntland,”ayuu yiri madaxweyne Camay.

Safarkan ayaa ka dhigaya midkii ugu horreeyay oo mas’uul sare oo dowladda ka tirsan uu ku gaaro deegaannada Somalialnd

Dhanka Kale Xukumada Somaliland Ayaa Moogoon In Somalailand uu Dhex Maraayo masuul Dal Kale Waxaana madaxdii Hawshan Qaabilsanayn Ay ku Mashquul San Yihiin Horboodka Waftida madaxwayne Siilaanyo ku Baraayo Qaar Kamida Degmooyinka Dalka

1234678910111213141617



Contact@afkashacabka.com