Robin Van Persie Oo Garomada Ka Maqnan Doona Mudo Lix Isbuuc Ah.

0
Friday March 21, 2014 - 23:04:27 in by salman abdi
  • Visits: 1394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Robin Van Persie Oo Garomada Ka Maqnan Doona Mudo Lix Isbuuc Ah.

    Manchester United ayaa xaqiijisay in weeraryahankoda reer Dutch Robin Van Persie uu garomada ka maqnan doono ugu yaraan mudo bil ah kadib dhawaci jilibka ka soo gaaray kulankii kooxdisa ay dubatay Olympiakos, sida ay xaqiijisay shabakada Goal.com.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Manchester United ayaa xaqiijisay in weeraryahankoda reer Dutch Robin Van Persie uu garomada ka maqnan doono ugu yaraan mudo bil ah kadib dhawaci jilibka ka soo gaaray kulankii kooxdisa ay dubatay Olympiakos, sida ay xaqiijisay shabakada Goal.com.


Tababaraha kooxda Manchester United David Moyes ayaa ka dhawajiyay in Van Pesrie uu garoamada soo caga dhigi doonin mudo bil ah kadib baaritaan lagu sameyay maanta ayaa lagu xaqiijiyay inuu garomada ka maqnan doono mudo lix isbuuc ah.


 

Xiddigan ayaa seddexley dhaliyay kulankii Champions League oo ay ka soo akaadeen Olympiakos, wuxuna xiddigan seegi doona kulanka Derby De Manchester iyo kulanka ay Champions League la ciyaari doonan Bayern Munich 1-da April balse xiddigan ayaa suura gal ah inuu ka qeyb galo koobka aduunka hadii ka soo kabasado dhawaca haatan haya.

Van Persie ayaan ciyaari doonin kulamada ay kooxdisa u bixi doonta kooxaha, West ham, Aston Villa, Newscastle, Everton iyo Norwich, dhawaca xiddigan ayaa niyad jab ku noqon doona taagerayasha Manchester United oo ku rajo weyna inay u soo baxaan midkood koobabka laga ciyaaro Yurub.


 Markasta kale soco ciyarahii  udanbayay 

Afkashacabka.com

Contact@afkashacabka.com