War Deg deg guddomiyaha degmada af-gooye ayaa ku dhintay Qarax miino oo wado ay marayeen dhinac taalay

0
Monday January 19, 2015 - 15:40:16 in by Burco Office
  • Visits: 659
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg deg guddomiyaha degmada af-gooye ayaa ku dhintay Qarax miino oo wado ay marayeen dhinac taalay

    Muqdisho(afkashacabka.com)-Guddomiyahii degmada af-gooye Cali cabdow oo loo yaqaanay cali jamiil, iyo 2 ruux oo la socday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(afkashacabka.com)-Guddomiyahii degmada af-gooye Cali cabdow oo loo yaqaanay cali jamiil, iyo 2 ruux oo la socday

 ayaa ku dhintay qarax ka kacay miino wadada ay marayeen dhinac taalay, sidoo kale wararka ayaa intaa ku daraaya in saddex kale oo ilaaladiisa ahaa ay ku dhaawacmen qaraxaasi, guddomiyaha iyo dadkan la socday ayaa maraayay marka ay miinadani ku qaraxday jidka u dhaxeeya muqdisho iyo af-gooye

Muqdisho/Office

contact@afkashacabka.com