habaarkay dal,dalayaan ilaah kaaga hiili oo hareertaada garab mari

0
Monday January 19, 2015 - 21:20:10 in by salman abdi
  • Visits: 1079
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    habaarkay dal,dalayaan ilaah kaaga hiili oo hareertaada garab mari

    ASC waxan aad iyo aad uslaamyaa bulshada somaliland gudo iyo debed waxan kaloo salaamayaa xukuumada talada haysa iyo madaxweynaha qaranka waa mucjiso,waa geesinimo,waa karti ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ASC waxan aad iyo aad uslaamyaa bulshada somaliland gudo iyo debed waxan kaloo salaamayaa xukuumada talada haysa iyo madaxweynaha qaranka waa mucjiso,waa geesinimo,waa karti ,


 

ASC waxan aad iyo aad uslaamyaa bulshada somaliland gudo iyo debed
waxan kaloo salaamayaa xukuumada talada haysa iyo madaxweynaha qaranka
waa mucjiso,waa geesinimo,waa karti ,waa wax qabad,waa wax qof cafimaad
qabaa ku faano soona dhaweeyo wxan dhagaystay warkii bulsho TV iyagoo soo
qaatay dhaliil ay soo jeediyeen xisbiyada mucaaridku UCID MA arag waa WADANI
waa afhayeenka wadani BUUBAA inantii warka aakhriyeysey waxay tidhi isagoo ah
dadka ugu afdheer ee dawlada dhaliila waxan maqli jirey qofkaasi waa afdheer yahay
iyo waad afdheer tahay oo berigii hore ahayd waad EDEBDARAN TAHAY hadaanay hada
ahayn amaan waa halkii jawaane marka lagu yiraahdo WAA GADAC waxay kaloo raacisay
inuu yahay qofka kaliya ee degaankiisa MADIGA KU AH xisbiga wadani malaa isagu wuxuu
ka helayaa waa ninka ugu afdheer ee hadalka danbe ma fahmayo waayo waa nin ka aradan
siyaasada iyo milgaha hadalka hadaladiisii waxaa ka mid ahayd sidan

madaxweynuhu muu arag odayaashii awdal tabashadoodiina kalama hadal
subxana laah tolow miyaanu ogeyn in warka madaxweynaha LIVE loo daawanayey
isagoo la jooga reer awdal saladiin ,cuqaal,aqoonyahano,culumo,bulshada qaybaheda
kala duwan waliba ay hadlayaan salaadiintii oo wada dhan

ina buubaa wuxuu shegay in madaxweynaha wasiiradiisii raaceen oo iyagu meel
kasta gacanta ka tagayeen oo soo dhaweynayeen ma oga in wasiiradu yihiin
kuwo ay saamaynayso socdaalka madaxweynaha ee ka mida mashraciicda la
furayo iyo kuwa la dhigayo inay yihiin wasiirada leh sida waxbarashada hadaan
wasiirka waxbarashadu la socon ayaa ku soo dhaweynaya dugsiga ama jaamacada
xadhiga laga jarayo ma odayasha magaalada mise macaliminta waa aqoon daro
waa jaahilnimo,waa xasad waa hadal aan maxastu ku hadlin



waxaynu og nahay in madaxweynuhu yahay mucjiso aad loo hadal hayo waa nin
weyn oo da,ah somaliduna waxay tidhaahdaa naag ninkii dhali karaa dhiqi kara
umad ninkii waayeelaa hayn kara caruurahaa yar,yar waynu aragnaa caqligooda
kartidoodana waynu garanaynaa markaa boos uma banaana umad waxaa wadi
kara nin u taliyey ,nin tuugay iyo nin tumay siilaanyo ilaa waqti ayuu siyasada ku
jirey ilaa ku eeg 54 sano wiil socod barad ah muxuu geel ka kasayaa

waxan la yaabay wuxuu dhahay wiilkaasi madaxweynuhu uma hoyan AWDAL
taasoo ah isku dir iyo isku baqdin gelin muxuu ka seexanayaa duhur buu galaye
taasi waxay cadaynaysaa sida uu u yahay qof u dhashay adayg karti safarkiisii sii
watay ilaa maanta oo axadana ku guda jira ina buubaa bal car intaas uu socday
soco ama car dabaalo inta uu dabaashay kaa caafimaad qabsan caafimadkuna
waa kaa ka muuqda marka aad habaar iyo hafar la timaadaanba ilaahy wuxuu
ugu bedelaa caafimaad kuli nafsi daa,iqati mawd nafani xiligeda ma dhaafayso
hadii tii alle u timado ha amaanin ee waxaa aad ka shegayso ka sheeg hadii ay
run kaa tahay umaduna way og tahay wuxuu yahay ee meel ku sujuuda idinku
hadaad hadlaysaan wax fiican ku hadla wax umadu qaadan karto ama iska aamusa
SILENT IS BEST POLICY .AF DABOOLAN WAA DAHABWAXAN hadalkayga ku soo
af meerayaa tixdan oo igu dhalatay markii aan arkay HABAARKA MUCAARIDKA
iyo hafarka jawaabna u ah HEES uu tiriyey nin la yiraahdocali mahdi jibriil oo
iska dhiaagyey siilanyo oo leh
maxaa lay habaraa hadaan cafimaad qabo ,halis laygu sheegaa

WAXAN IDHI
hanadow sideedaba
adaan kuu hanweynoo
na hogaaminaayee
waxna maad halaynine
hadalkaa iska ilow

habaarkay dal,dalayaan
ilaah kaaga hiiliyoo
hareertaada garab mari
———————————
kuwan iska hadlaayee
horusocodka diidee
habeen iyo dhaartii
ku hadlaya waxan jirin,
dadkii waa ka haajiray

habaarkay dal,dalayaan
ilaah kaaga hiiliyoo
hareertaada garab mari
———————————-
nimankan hadaaqee
habar dhimatay waa hore
ugu tegey hogeedii
yaa hiil ka sugayoo
ay horumar gaadhsiin

habaarkay dal,dalayaan
ilaah kaaga hiiliyoo
hareertaada garab mari
wa bilaahi tawfiiq — yusuf said jama (ina jii,aar,gr)