Gudoomiye Ku Xigeenka WADDANI Md.Seed Oo Booqday Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble Goobta Uu Ka Degen Yahay Magaalada Boram

0
Wednesday January 21, 2015 - 13:07:25 in by salman abdi
  • Visits: 646
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Ku Xigeenka WADDANI Md.Seed Oo Booqday Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble Goobta Uu Ka Degen Yahay Magaalada Boram

    Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu'min Seed ayaa maanta booqasho ugu tagay goobta uu magaalada Boorama Ka Degen yahay Ugaaska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu'min Seed ayaa maanta booqasho ugu tagay goobta uu magaalada Boorama Ka Degen yahay Ugaaska Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu'min Seed ayaa maanta booqasho ugu tagay goobta uu magaalada Boorama Ka Degen yahay Ugaaska Beelaha gobolada Galbeedka Somaliland ugaas C/rashiid Ugaas Roobe Ugaas Doodi oo maalintii shalay ahayd soo gaadhay Magaalada.

Salaan diiran ka dib oo labada dhinac is waydaarsadeen ayaa ugaasku gudoomiyaha ugu waramay ujeedka safarkiisa isaga oo sheegay in uu gobolka u yimid sidii uu uga qaybqaadan lahaa shirwaynaha WADAJIR Ee Beelaha Gobolada Galbeedka Somaliland uga qabsoomi doono maalinta barri ah degaanka Gob ee Gobolka Awdal.

Uga Danbayn Ugaaska ayaa u duceeyay Gudoomiye kuxigeenka WADDANI Md Seed,waxa uuna kullankaasi ku soo dhamaaday jawi degen.




Contact@afkashacabka.com