Madaxwaynaha Somalailand Oo Gudoonsiyay Deeq Qalab Ah Oo Iskugu Jira Baaskilado Iyo Motooyin Lagu Talo Galay In Lasiiyo Dadka Naafada Ee Ku Dhaqan Magalada Burco+Sawiro

0
Thursday January 22, 2015 - 14:44:24 in by salman abdi
  • Visits: 1061
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Somalailand Oo Gudoonsiyay Deeq Qalab Ah Oo Iskugu Jira Baaskilado Iyo Motooyin Lagu Talo Galay In Lasiiyo Dadka Naafada Ee Ku Dhaqan Magalada Burco+Sawiro

    Deeqani oo iskugu jirtay baaskilado iyo mootoyin ayaa lagu tallo galay Dadka Nafada ee Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deeqani oo iskugu jirtay baaskilado iyo mootoyin ayaa lagu tallo galay Dadka Nafada ee Burco

Madaxwaynaha Somaliland Iyo Waftigu U Hogaminayay Oo Ku Sugan Magalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Ayaa Shalay Ku Soo Guryo Noqday Magalada Burco Ka Dib Marki U Sarafar Ku Tageen Magalada Laascanood Ee Xarunta Gobolka Sool ,

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxme Maxmud Ayaa Manta Ka Qayb Galay Munasibad Lagy Qaybinayay Deeq Lagu Talo Galay Dadka Nafada Eek U Dhaqan Magalaa Burco Deeqdan Oo Iskugu Jirta Basikalada Iyo Mootoyinkani Ayaa Waxa Baxisay Dawlada Somaliland Taasi O Cadaadkooda Dhamayeen 30 Moto Iyo 100 Baskiladood Waxana Samaysay Hayada Disability Action Notwork Oo Laso Gabayo Dan Waxana Lagu Tallo Galay Dadka Nafaada Ee Ku Dhaqan Magalaa Burco Inay Ka Fa,Iidaysataan Isla Markaana Ay Ku Socdaan ,

Ururkan Wadaniga Ee Dan Inta Badan Waxa U Dhaqaaqda Isla Markaana Soo Saarta Agabyada Lagu Baahi Tirayo Dadka Nafada Ee Ku Dhaqan Gud Ahaanba Somaliland Ururka Wadaniga Ee Dan Oo Xafiiskeeda Kowaad Ay Ku Leedahay Casimada Somaliland Ayaa Qayb Ka Ahayd Deeqdani

 

Waxaana Ugu Horeynba Halkaasi Ka Hadlay Wasiirka Wasarada Madaxtooyada Somaliladn Mud Xirsi Cali Xaaji Xasanoo Isagoo Ka Warbixiyay Cadadka Ay Ka Kooban Yahiin Qalabkani Loogu Tala Galay Dadka Naafada Ah Eeku Dhaqan Magaalda Burco Waxaanu Sidoo Kale Wasiirku Sheegay Inay Madaxwaynaha Somalialnd U Hadh Iyo Habeenba U Heelan Yeehaya Sidii Uu U Hormarin Lahaa Dalka Iyo Dadkaba Waxaana Kamid Ahaa Hhadladoodi Ka Mid Ahaa Sida Tan” Waxaan Jacelahay Inaaan Halkan Uga Mahad Celiyo Dadki Ka Qayb Qaatay Gaadidkan Lasoo Ibayay Dadkan Curyaaminta Waana Dufcadi Labaad Maha Dufcadi Ugu Horaysay Waata Dufcadii Kowaad Hargaysa Lagu Qaybiyay Dadka Nafada Ah Ee Markaa Hargaysa Joogay Ee Haleeshay Siday Inta Badan Dalka Sid Ay Sheegen Hayada Ku Shaqadaa Leh Ee Dan Ka Koobnayd Markaanu Qalabkan Dalbaynay Waxaanu Umarnay Hayadaha Ku Shaqada Leh Aya No Maqnayd Waxana Marka Hore Lagu Helayaa Qalabkan Bakhtiyaanasib Waxana Uu Ka Kooban Yahay Qalabkan Saddax Shay Midi Waaka Gaadhiga Curyaminta Ee Ay Ka Gaxaystaan Dadka Nafada Ahi Ta Labaadna Waa Mootoyinka Nafadu Gaxaysato Inta Labadaa Waydana Waxa Ay Heelayaan Min $100 Doller Ayay Heelayaan Badhasabakaana Siin Doona Inshaha Boqol Iyo Todabatanka Qof Ee Nalsoo Gudbiyeen Listadooda Hayada Ku Shaqada Lahayd Qof Waayaya Majirayo Qof Walba Wax Buu Helayaa Maaha Malinti Udanabaysay Insha Alaah Waa Lawadayaa Deryeelkina Ayaa Lagu Hawlan Yahay Tani Waa Tageerid Sidaad Wax Ubaran Lahdeen Ee Aad Wax Unaqon Lahaydeen Kuwa Cagaha Qaba Iyo Dhagaha La.Aba Qofkasta Uheegsan Laha Oo Ugaadhi Lahaa Inasha Alaah La Samayn Doonaa "


Geestakalena Waxa Iyana Halkaasika Hadashay Gudoomiyaha Nafaada Gobolka Togdheer Waxaanay U Mahacelisay Talaaabadan Uu Ku Taalbsada Madaxwaynaha Somliland Waxaanay Tidhi " Waxaynu Umahadcelinaynaa Alaha Awooda Leh Ee Ina Abuurtay Ee Nabad Galyada Inasiiyay Waxaan Umaha Celinayaa Marka Labaad Madaxwaynaha Soomaliland Mudane Axmed Maxmed Maxmud Silaanyo Waxa Weeyi Dayr Adag Oo Nafada Haysatay Oo Xukumadahi Ka Horayay Iyo Dadka Nafada U Dhaxeeayay Ayuu Madaxwaynahu Jabiyay Waa Guul Taasi Waxan Usheegayaa Dadka Nafadahi Gobolkasta Ay Jogaan Iyo Meelkasta Ay Jogaan Ba Waa Wa Cusub Oo U Baryay Mata Waxa Ay Heelan Madaxwayne U Ah Madaxwaynayaashi Hore Iyagu Qaybo Bulashada Ka Mid Ahy Ay Madaxwayne U Ahayeen Maanta Maaxwaynahani Uu Madaxwayne U Ayahay Somaliland Nooc Kasta Oo Ay Tahayba Khaasatan Dadki Jililcsanaa Ee La Ilaaway Ee Dhawr Iyo Labatanka Sanadood Ee Aan Dalka Ku Jirnay Ee Aynu Burburki Oo Aynu Dal Ahaan Ka Baxnay Hormarkaa Lagu Dhaqaqay Wakaa Uu Madaxwaynahani Ku Suntan Yahay "

 

Madaxwyanaha Somaliladn Mudane Axmed Maxamd Maxamuud Silaanyo Oo Isna Gabagabadi Halkaasi Ka Hadlay Ayaa Aasheegay Inu Ku Faraxsan Yahay Waxaana Kamid Uu Yidhi " Farxad Wayn Bay Itahay Inaan Manta Halkan Aan Kale Qayb Galno Dadki Nafada Ah Oo An Hawshoodi Ka Qayb Galno Naafadu Waa Qayb Bulshada Ka Mida Waa Qayb Ubaahan In La Tixgaliyo Baahiyadoda Iyo Waxay Ubaahan Yahiin Xilba Naga Saran Hadaanu Dawladii Nahay Inaan Culays Wayn Iska Saarno Waana Iska Saarayna Waana Fulinaynaa Bahiya Ay Sheegtaan Waxaanu Ka Fulin Karno Waan Ka Fulinaynaa Insha Allah Markaa Aad Iyo Aad Baan Ugu Faraxsanahay”

 

Waxana Gabagabdi Uu Madaxwaynahu Gudoonsiyay Laba Qof Oo Ka Mid Ahaa Dadki Nafada Ahaa Ee Deqdani Lasoo Gaadhsiyay Waa Marki U Haraysay Ee Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxmed Maxmud Silaanyo Uu Magalada Burco Soo Gaadhsiyay Deeq Noocano Kale Ah Oo La Siiyodadka Nafada Eek U Dhaqan Gobolka Toghee






C/risaaq C/laahi Sheekh Aaadan
Afkashacabka.com
Burco/Office