Qarax Ka Dhacay MuQdisho lagu Weeraray Hoteelkii lagu Shirkii IGAD ee SYL

0
Thursday January 22, 2015 - 14:57:06 in by Burco Office
  • Visits: 704
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Ka Dhacay MuQdisho lagu Weeraray Hoteelkii lagu Shirkii IGAD ee SYL

    Qarax Ka Dhacay MuQdisho lagu Weeraray Hoteelkii lagu Shirkii IGAD ee SYL Qarax noociisu ahaa ismiidaamin ayaa goor-dhow lala beegsaday hoteelka SYL oo aad ugu dhow madaxtooyada Soomaaliya, kaasoo 10-kii bishan Jannaayo lagu qabtay shirkii wasiirr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax Ka Dhacay MuQdisho lagu Weeraray Hoteelkii lagu Shirkii IGAD ee SYL Qarax noociisu ahaa ismiidaamin ayaa goor-dhow lala beegsaday hoteelka SYL oo aad ugu dhow madaxtooyada Soomaaliya, kaasoo 10-kii bishan Jannaayo lagu qabtay shirkii wasiirrada arrimaha dibadda ee IGAD. Illaa hadda lama oga khasaaraha rasmiga ah ee uu qaraxan geystay, iyadoo la sheegay in illinka hore ee hoteelka uu burburay, inkastoo aan faahfaahin intaas ka badan laga bixin. Hoteelkan ayaa ku yaalla illinka laga galo madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee halkaas ka dhashay, wuxuuna kusoo beegmayaa weerarkan xilli ammaanka dalka oo dhan la adkeeyay lana filayo inuu berri soo gaaro Muqdisho madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. Qaraxa ayaa ahaa mid si aad ah looga maqlay magaalada Muqdisho inteeda badan, iyadoo uu imaanayo weerarkan xilli ay madaxda dalka sheegeen in amniga caasimadda uu yahay mid aad u wanaagsan. Wixii kusoo kordha qaraxan waxaad kula socon doontaa wararka HOL ee soo socda haddii ALLE ogolaado. Muqdisho/Office
Contact@afkashaacbka.com

Qarax noociisu ahaa ismiidaamin ayaa goor-dhow lala beegsaday hoteelka SYL oo aad ugu dhow madaxtooyada Soomaaliya, kaasoo 10-kii bishan Jannaayo lagu qabtay shirkii wasiirrada arrimaha dibadda ee IGAD.

Illaa hadda lama oga khasaaraha rasmiga ah ee uu qaraxan geystay, iyadoo la sheegay in illinka hore ee hoteelka uu burburay, inkastoo aan faahfaahin intaas ka badan laga bixin.

Hoteelkan ayaa ku yaalla illinka laga galo madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee halkaas ka dhashay, wuxuuna kusoo beegmayaa weerarkan xilli ammaanka dalka oo dhan la adkeeyay lana filayo inuu berri soo gaaro Muqdisho madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan.

Qaraxa ayaa ahaa mid si aad ah looga maqlay magaalada Muqdisho inteeda badan, iyadoo uu imaanayo weerarkan xilli ay madaxda dalka sheegeen in amniga caasimadda uu yahay mid aad u wanaagsan.

Wixii kusoo kordha qaraxan waxaad kula socon doontaa wararka HOL ee soo socda haddii ALLE ogolaado.

- See more at: http://hiiraan.com/news/2015/Jan/wararka_maanta22-89859.htm#sthash.3v8iBFkT.dpuf