Bahda Warbaahinta Gobolka Togdheer Waxay Tacsi Tiraanyo Leh Udirayaan Wariye Cali Daahir Maxmed Boos

0
Thursday January 22, 2015 - 19:31:01 in by salman abdi
  • Visits: 856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bahda Warbaahinta Gobolka Togdheer Waxay Tacsi Tiraanyo Leh Udirayaan Wariye Cali Daahir Maxmed Boos

    Bahda Warbaahinta Gobalka Togdheer Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Weriye Calidaahir Maxamed Boos oo Habeenkii Xalay Ayeydii khadiija Cali dirir oo Ku geeryootay Cisbitaalka guud EE Magaalada Burco EE Xaruntas Gobalka Togdheer .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bahda Warbaahinta Gobalka Togdheer Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Weriye Calidaahir Maxamed Boos oo Habeenkii Xalay Ayeydii khadiija Cali dirir oo Ku geeryootay Cisbitaalka guud EE Magaalada Burco EE Xaruntas Gobalka Togdheer .

 Bahda Warbaahinta Gobalka Togdheer Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Weriye Calidaahir Maxamed Boos oo Habeenkii Xalay Ayeydii khadiija Cali dirir oo Ku geeryootay Cisbitaalka guud EE Magaalada Burco EE Xaruntas Gobalka Togdheer Waxayna ilaahay uga Baryayayaan inuu Jano Fardawsa Kawaraabiyo Qabrigana Uwaasiciyo ehelkii iyo Qaraabadii ay kabaxdayna Samir iyo imaan kasiiyo Inaal wainaa ilayhi Raajucuun.