Wasiirku xigeenka Warfaafinta Oo Noqday Siyaasigii Sannadkii Tagay Ugu Wanaagsana Siyaasiyiinta Somaliland.

0
Friday January 23, 2015 - 13:36:33 in by salman abdi
  • Visits: 981
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirku xigeenka Warfaafinta Oo Noqday Siyaasigii Sannadkii Tagay Ugu Wanaagsana Siyaasiyiinta Somaliland.

    Cabdi waaxid cabdi raxmaan cabdi qaadir waa wasiir ku xigeenka warfaafinta Somaliland, halkaaso uu hadda muddo sannad iyo badh ku dhow uu hayey xilka wasiirku xigeenimo ee wasaaradda warfaafinta Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdi waaxid cabdi raxmaan cabdi qaadir waa wasiir ku xigeenka warfaafinta Somaliland, halkaaso uu hadda muddo sannad iyo badh ku dhow uu hayey xilka wasiirku xigeenimo ee wasaaradda warfaafinta Somaliland.


 

Waxaana dad aad uu badani ku qanacsan yihiin siyaasadda iyo hadafka wasiirku xigeenkani kusoo kordhiyeey siyaasadda dalka,cabdi waaxid waxaa si weyn ula dhacdan hoggaamintiisa dhamaan-baa shaqaalaha weynha ka hawl-galla wasaaradda warfaafinta kuwaaso dhamaantood rali ka noqday.


Sidaa oo kale waxaa wasiirkan lagu taageera akhlaaqiyaadkiisa oo intaa badan dhawr-soon waxaana marar badan oo wasiirkkani warbaahinta ka hadlaayo lagu yaqaanna inuu odhaahdiisu uu badan tahay mid ku salleysan dhinaca wanagsan, taaso noqotay mid ku dayaasho mudan. Waxaa kale oo wasiirku xigeenka warfaafinta Somaliland ay bulshaddu aamin san tahay inuu yahay siyaasiga ugu hadal haynta badan, uguna taageerada badan,

Wasiirkan ayaa shaqooyin aad uu badan oo uu hirgaleen teeda lahaa kuwaaso saaxafadda Somaliland ku hambalyeeyso marar badan waxaana ka mid ahaa hir-gelintii shirkii saxaafadda Somaliland ee lagu doortay hoggaankii ururka saxaafadda somalilne ee solja kaaso dhowaan uu wasiirku kazoo baxay hawl aad uu ballaadhan oo in badan uu khilaaf ka dhex taagna waxaana uu wasiirku isku soo dhoweeyey labaddi garab ee muraanka kadhashay.lasoo qaybo kale ..

Qalinkii

Farxaan Qaasim Daa”uud

Las-caanood/Somaliland