Wardi Khadar Maxamed iyo G/xigeen;Khadra Sahal Muuse, Hadaba anigoo ku hadlayaa magacayga iyo magaca ardayda jaamacada burco waxaan marlabaad hambalyo udirayaa gudoonka cusub ee xilkaas loo igmaday inay hogaamiyaan ardayda jaamacada burco Run ahaantii jaamacada burco waxay kaga duwan tahay jaamacada wadanka kuyaala waxay leedahay DALAD guud oo ay kumidoobeen dhamaan ardayda jaamacada burco islamarkaasna labadiisanaba mar laqabto shirwayne ay ardaydu kudooranaso hogaamiye cusub iyo kuxigeenkisa Ujeedada loosameeyey daladana waxay tahay in la helo cid matasha ardayda jaamacada burco ooka talisa ama ka warbixisa baahiyaha loobahaan yahay in sida ugu haboon wax loogga qabto iyo cid qaada fakarka fiican ee ardaydu u baahan tahay in loogudbiyo hadba cida ay gaar u tahay Ururka ardayda jaamacada burco waxaaa hore usoo hogaamiyey mudane ALI AXMED CABDILAAHI IYO CUMAR AXMED CABDILAAHI, mudo labasanadooda ayay hogaanka ardayda soo wadeen hadana waaa uga mahad cilinana hawsha fiican ee ay soo qabteeen Marlabaad waxaan halkan uga mahad celinayaa gudoonka jaamacda burco iyo kuxigeenkisa iyo dhamaan DEANs jamacada burco oo mudoo badan nala shaqaynaayay ahaana kuwii heerkan soo gaadhsiiyey ururka ardayda jaamacada burco