Jamaal Ali Huseen Waa Muwaadin U Qalma Inuu Hogaamiye Ka Noqdo Somaliland Waayo Waxa Uu Leeyahay Aqoon Dhan Walba

0
Friday January 23, 2015 - 13:50:12 in by salman abdi
  • Visits: 1006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jamaal Ali Huseen Waa Muwaadin U Qalma Inuu Hogaamiye Ka Noqdo Somaliland Waayo Waxa Uu Leeyahay Aqoon Dhan Walba

    Waa Qalinkii mustafe xidig south africa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Qalinkii mustafe xidig south africa


 

Jamaal Ali Huseen Waa Muwaadin U Qalma InuuHogaamiye Ka Noqdo Somaliland Waayo Waxa Uu Leeyahay Aqoon Dhan Walba ah sida dhaqaale samayn ecomic management karti badan dulqaad dagaanansho, akhlaaq cibaado suuban ,daganaansho indheer garad, tixgalin dadka masaakiinta ah deeqsi nimo, bulshaawinimo waa nin aad uga fog dhan walba madaxda soo martay somaliland waa ninka kaliya ee maanta bulsho waynta somaliland ay ka dhul sugayaan inuu bad baadiyo waa nin waayo aragnimo baaxad wayn u leh soo noolaynta iyo shaqo abuurista jamaal ali huseen allow dhawr


mustafe xidig south africa

. +27746275781