10 Siyaabood Oo Aad Indhahaaga Uga Difaaci Karto Shucaaca Computerka.
Maalinba maalinta ka danbaysa waxa aad usii kordhaya una sii badanaya isticmaalka aaladaha elektrooniga, sidoo kale waxa isna kordhaya dhibaatada ay dadku ka dhaxlaan.
10) Habee oo wax ka bedel muuqaalka computer-kaaga.
Hadabawaxan ka hadli doona 10 siyaabood oo indhaha looga difaaci karo shucaaca ka soo baxa muraayada cad ee computerka/ laptop.
1) Isticmaal barnaamijka Flux: Barnaamijka Flux waa barnaamij aad waxtar badan, kaasoo muraayada computerka ee aadka u cad kaaga dhigaya mid casuus ah oo u eeg midabka quruxda badan ee galabtii marka cadceedu sii dhacayso. . Kasoo dejiso:www.justgetflux.com/Sida loo isticmaalayo oo aad u fudud ka eeg muuqaalkan youtube:http://www.youtube.com/watch?v=_WYNYU9kCto
2) Isticmaal qaacidada loo yaqaan 20-20-20: oo macnaheedu yahay markaad 20 daqiiqo computerka eegtoba 20 ilbidhiqi (second) eeg meel kuu jirta 20 feet(6 mitir). Waxaa kale oo aad samayn kartaa in aad 20 kaasi ilbidhiqsi indhaha isku qabato halkii aad meel fog ka eegi lahayd.
3) Si joogto ah u libiqso si indhahaagu u qoyaan, Marka aad wax muhiim ah daawanayo waxa laga yaabaa in aad ku dhaygagto muraayada oo aad isku ilawdo, isku day in aad si joogto ah indhaha u nasiso.
4) Soo iibso muraayada indhaha ee loogu talogalay difaaca shucaaca computerka.
5) Muraayada computerka si joogto ah u nadiifi. Muraayada uskaga ahi waxay lamid tahay adiga oo indhaha ku xidha muraayad uskag ah oo aad faraha ku taataabatay.) Computerka u jirso gacantaada in le’eg, si aad u tijaabiso intuu kuu jiro, gacantaada kala bixi, kadibna baabacada ku taabo muraayada computerka(sida marka aad gacanta miiska saarayso).
10 Siyaabood Oo Aad Indhahaaga Uga Difaaci Karto Shucaaca Computerka.
Maalinba maalinta ka danbaysa waxa aad usii kordhaya una sii badanaya isticmaalka aaladaha elektrooniga, sidoo kale waxa isna kordhaya dhibaatada ay dadku ka dhaxlaan.