Daniel Sturridge Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Kooxda Liverpool Ka Hor Kulanka Chelse Daawo Sawiro

0
Monday January 26, 2015 - 13:05:50 in by salman abdi
  • Visits: 1102
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daniel Sturridge Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Kooxda Liverpool Ka Hor Kulanka Chelse Daawo Sawiro

    Daniel Sturridge ayaa ku soo laabtay tababarka buuxa ee kooxda Liverpool ka dib markii uu si buuxda uga soo kabsaday dhaawacii uu la maqnaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daniel Sturridge ayaa ku soo laabtay tababarka buuxa ee kooxda Liverpool ka dib markii uu si buuxda uga soo kabsaday dhaawacii uu la maqnaa.


Weeraryahanka Ayaan u ciyaarin kooxda tan iyo bishii August 31keedii, waxa uu markii hore ku dhaawacmay isagoo ku maqan England ka hor inta uusan dib u dhacyo dhowr ah la kulmin.

Daniel-Sturridge-return

Laakiin , ka dib barbarihii ay xalayto la galeen Bolton ee koobka FA Cup tababare Brendan Rodgers ayaa sheegay in Sturridge uu tababar la qaadanayo kooxda inteeda kale manta, weeraryahanka ayaana ku xaqiijiyay arintaas bogiisa Twitter isagoo soo qoray manta.

Daniel-Sturridge-return (7)

"Maalintii ugu horeysay ee aan tababar la qaato kooxda. Waxaan ahay nin faraxsan” ayuu soo qoray Sturridge.

Liverpool ayaa wajaheysa Chelsea lugta labaad ee semi-finalka Cpital One Cup habeenka talaadada, Sturridge ayaana la filayaa inuu ciyaaro kulanka Stamford Bridge.

Daniel-Sturridge-return (6)

Daniel-Sturridge-return (5)

Daniel-Sturridge-return (4)

Daniel-Sturridge-return (2)

Daniel-Sturridge-return (1)

Contact@afkashacabka.com