Warbixin: Chelsea Oo Bartilmaameed Ka Dhiganeysa Geesiga Real Madrid Sergio Ramos

0
Wednesday January 28, 2015 - 11:29:02 in by Burco Office
  • Visits: 852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin: Chelsea Oo Bartilmaameed Ka Dhiganeysa Geesiga Real Madrid Sergio Ramos

    Chelsea ayaa ku warantay iney la xiriirtay wakiilka daafaca Real Madrid Sergio Ramos si ay xidigaan heerka caalami ula saxiixato marka uu dhamaado xagaagan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Chelsea ayaa ku warantay iney la xiriirtay wakiilka daafaca Real Madrid Sergio Ramos si ay xidigaan heerka caalami ula saxiixato marka uu dhamaado xagaagan.

waxaa jira haatan warar hoose oo sheegaya in xidigaan uu heshiis cusub saxiixi doono madama uu qandaraaska uu haatan kooxda kula jiro dhacayo 2017, balse Ramos ayaa dhowr jeer iska diiday heshiiska cusub ee Real Madrid ay usoo bandhigtay taasoo fursad siin karta kooxaha doonaya.

Si Kastaba Blues ayaa mushaar heer sare ah diyaar ula ah Sergio Ramos waxeyna la xiriireen wakiilka xidigaan si ay ugu qanciyaan in xidigaan uu usoo guuriyo galbeedka London.

Daily Express ayaa qirtay in sheekadaan ay tahay mid ugub ah isla markaana ay macquul tahay xidigii hore Sevilla inuu kasoo dago horyaalka Ingiriiska.

Ugu dambeyntiina Sergio Ramos waxaa sidoo kale isha ku haya kooxaha Man United iyo Arsenal oo iyagana ka dhissan horyaalka Ingiriiska.

contact@afkashacabka.com