Naadiga Halkaraan oo Bahda Qalinleyda iyo Dadka Soomaliyeed oo Dhan ka Tacsiyadaynaya Geerida Marxuum Abwaan Xuseen Kadare

0
Monday February 02, 2015 - 09:42:18 in by salman abdi
  • Visits: 991
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Naadiga Halkaraan oo Bahda Qalinleyda iyo Dadka Soomaliyeed oo Dhan ka Tacsiyadaynaya Geerida Marxuum Abwaan Xuseen Kadare

    Dhamaan xubnaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Ee Halkaraan Readrs Club ee Gobolka Tog-dheer ee magaalada Burco waxay Tacsi Riiraanyo leh u dirayaan Umadda Somaliyeed meel kastoo ay Joogto ,Qalinlayda Somaliyeed iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan xubnaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Ee Halkaraan Readrs Club ee Gobolka Tog-dheer ee magaalada Burco waxay Tacsi Riiraanyo leh u dirayaan Umadda Somaliyeed meel kastoo ay Joogto ,Qalinlayda Somaliyeed iyo Dhamaan Ehelkii iyo qaraabadii reer Xuseen sheekh axmed kadare waxayna uga tacsiyadaynayaan Geerida naxdinta leh ee ku Timi Rugcadaagii Qiimaha Badnaa Ee Abwaan Xuseen Sheekh Axmed « Kadare» oo ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala magalada Muqadisho. Inaali laahu wa inaa illehi raa jucuun waxay lee yihin ilahay danbigiisa ha dhaafo ilahay su,alaha qabriga haw nuuro, dhamaana umadda somaliyeed ilahay samir iyo iimaan haka siiyo iyo dhamaan Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxayna ilahay samir iyo iimaan haka siiyo marxuumka aaamiiiiiiiiiiiiin aaamiiiiiiiiin aamiiiiiiiiiiiiiin

By: Mustafe H.ahmed Dirie
Burao Somaliland