Beersoosha Baabuurta Lagu Xidhayo Baraarug La Aanta Dadwaynaha Danaha Lagu Fuliyo Oo Farabadan WQ: cabdiraxmaan maxamed ismacil

0
Monday February 02, 2015 - 09:52:39 in by salman abdi
  • Visits: 841
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beersoosha Baabuurta Lagu Xidhayo Baraarug La Aanta Dadwaynaha Danaha Lagu Fuliyo Oo Farabadan WQ: cabdiraxmaan maxamed ismacil

    Waxa baryahan , aad usoo badanaya , beersoosha , baabuurta . lagu xidho. oo noocyo badan. oo kala duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa baryahan , aad usoo badanaya , beersoosha , baabuurta . lagu xidho. oo noocyo badan. oo kala duwan.


Waxana . aad ufiican . In laga mabnuuco . baabuurta . nooc kastooy tahay . waayo . ma arki kartid . waxa ku dhexjira. Baabuurta. ay ku xidhantahay. beer sooshu. marka baadha . la is yidhaahdo.

,Ama uu ku ag marayo, markaa , waxan soo jeedin lahaa , in baabuurta, laga wada jaro, si aan loogu , mu aamaradaynin , ciidamada amaanka , qaabilsan, iyo kuwa nabadgalyada , wadooyinkaba, hadii aan sidaasi, layeelina , waxay hadhaw keeni kartaa , khataro , amaan, waayo , waxa lagu qariyaa , maandooriyayaasha , iyo fawaaxishta, kale , iyo danbiilayaashaba, iyo dadka , falalka , mu aamarad ah, fulinayaba , way usahashaa ,beersooshu , markaa , waa inay wasaarada , arimaha gudaha , iyo wasaarada , diinta iyo awqaaftuba , ay amar degdega , kasoo saaraan , insha allah , si loo ga hortago , khataraheeda , ay umada kuhayso , bahashaasi , waxad arkaysaa, gaawidhi yaryar, oo horyaala , meherado , ama misaa jidada , magaalada , gudaheeda , iyo xaafadahaba , oo lagu dhex, samaynayo , fawaaxish, aad uxun xun , oo ay qarinayso, beer sooshaasi , oo aad dareemayso, uun gaadhigii, oo dhaq dhaqaaqaya , sida, inbadan, dhacday, markaa ciidamada, amaanka, iyo kuwa ,nabad gelyada , wadoonyinkuba, ha iska kaashadeen, bahashaasna , hala dagaalamaan, gaadhigay, ku arkaana, ganaax lacageed, haka qaadaan, iyagana , dhaqaale, ayaa ogasoo hayan doona, dhibaataday ,dadka kuhaysaana, wuu yaraan, doonaa, sidegdegana , amar lagu, mabnuucayo, halagasoo saaro, insha allah, wabillaahi towfiiq , 



by cabdiraxmaan maxamed ismacil