Xisbiga Wadani Laantiisa Sheffield oo Hogaan Cusub Doortay

0
Tuesday February 03, 2015 - 22:38:36 in by salman abdi
  • Visits: 762
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Wadani Laantiisa Sheffield oo Hogaan Cusub Doortay

    Sheffield xisbiga wadani ayaa shir ay isugu yimaadeen garabkiisa sheffield ku doirteen hogaan cusub AKHRIKu : guddomiyaha xisbiaga wadani ee uk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheffield xisbiga wadani ayaa shir ay isugu yimaadeen garabkiisa sheffield ku doirteen hogaan cusub AKHRIKu : guddomiyaha xisbiaga wadani ee uk

og:  tageerayaasha xibiga  wadani ee sheffeld 
og; dhamaaan lamaha uk ee xibiga wadani
og; hogaanka xibiga wadani ee heer qaran.


     Shir ballaadhan oo aya isugu yimaadeen gudiidii sheffield iyo dhamaan tageeryaasha xibiga wadani laantiisa sheffield 
 01/02/2015 taas oo looga dan laha in la derdergaliyo hawlaha xisbiga ee sheffield ayaa lagu doortay ,guddoomiye cusub ka dib markii
uu moddo sanad ha maqanaa gudoomiyiihii hore cabdi caga cade oo iska sharaxay xisbiga barlamaanka soo socoda.
     hadaba markii la arkaya kartidiisa iyo waayo araganimadiisa waxaa la go.aamiye 


1: Mr abdirashid Maxamed abdullaahi ( ina cagabaruur) gudoomiye laanta sheffield xibiga wadani
2: Mr: ahmed maxamed  ali gudomiyahay dhaliyarada iyo abaabulka  sheffield
3:Mr:  abdirashiid cismaan   afhayeenka laanta sheffield 
4:Mr : Mukhtar m Hassan   gudoomiyaha dhaqalaha ee sheffeild
5:Mr: maxamed cali xubin gudiida 
      intaa ka dib waxaa laysla gartay inuu siihayo xilkii xogahay xisbiga masuulkii hore .
waxaa kale oo ka soo baxay inay soo dhistaan dhamana gudiida haweeynku cid alle cidii aya ku kalsoon yihiin
ayna u madaxbanaa yihiin garabkii haweenka .
waxaa shirka dambe laysugu imanay 01/03/2015 si loo sii wado hawlaha ina horyaal oo dhan waayo
waxaan igu soo fool leh doorsahdii 


alle mahd leh

gudoomiyahay dhaqalaha ee sheffeild xibiga wadai  

Mr Mukhtaar M Hassan