Guddoomiyihii xaafada Garsoor ee magaalada Galkacayo oo la diley

0
Wednesday February 04, 2015 - 09:10:37 in by Burco Office
  • Visits: 609
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyihii xaafada Garsoor ee magaalada Galkacayo oo la diley

    Magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug waxaa caawa lagu diley guddoomiyihii xaafadda Garsoor Maxamuud Diiriye Bidaar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug waxaa caawa lagu diley guddoomiyihii xaafadda Garsoor Maxamuud Diiriye Bidaar.


Guddoomiyaha waxaa la toogtey waxyar kadib salaadii cishaha isaga oo maraya meel u dhow gurigiisa, waxaana diley labo nin oo wejiga soo duubtey biskooladana ku hubeysnaa.


Dilka Guddoomiye Bidaar ayaa imaanaya saacado kadib markii isla magaalada Gaalkacayo qarax lagula beegsaday gaari uu watey xisaabiyaha guud ee xafiiska Wasaarada Maaliyada Puntland ee Gobolka Mudug.


contact@afkashacabka.com