Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas Oo Ku Wajahan Muqdisho maxaa sababay?

0
Wednesday February 04, 2015 - 09:28:13 in by Burco Office
  • Visits: 610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas Oo Ku Wajahan Muqdisho maxaa sababay?

    Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in magaalada Muqdisho uu kusoo wajahan yahay madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in magaalada Muqdisho uu kusoo wajahan yahay madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.



Wariyaha Afkashacabka ee magaalada Garoowe ayaa soo sheegaya in wadada ka baxda madaxtooyada Garoowe ilaa garoonka magaaladaasi ay aad u buux dhaafiyeen ciidamada amaanka ee maamulkaasi islamarkaana halkaasi loo diidan yahay isku socodka dadweynaha iyo gaadiidka.

Dhanka kale warar aynu helnay waxay sheegayaan in la filyo magaalada Muqdisho inuu yimaado madaxweynaha maamulka Jubba Sheekh Axmed Madoobe iyo wafdi la socda.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco Afkashacabka.com

conatct@afkashacabka.com