War Deg Deg ah Qarax Qasaare Sababay Oo Ka Dhacay Degmada Kaaraan Ee Magaalada Muqdisho

0
Wednesday February 04, 2015 - 09:56:28 in by Burco Office
  • Visits: 665
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah Qarax Qasaare Sababay Oo Ka Dhacay Degmada Kaaraan Ee Magaalada Muqdisho

    Qarax Miino ayaa lagu soo waramayaa in saaka uu ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhaw Saldhiga degmadaasi, waxaan uu sababay qasaare dhaawac ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax Miino ayaa lagu soo waramayaa in saaka uu ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhaw Saldhiga degmadaasi, waxaan uu sababay qasaare dhaawac ah .

Qaraxa ayaa la sheegay in lagu xiray gaari uu leeyahay Cali Karaar oo ka mid ah askarta ciidamada dowladda Federaalka sida uu afkashacabka.com u xaqiijiyay taliyaha saldhiga degmada Kaaraan Cabdifitaax Sabriye.

Qaraxaan waxaa ku dhaawacmay 6 qof oo shacab ah, waxaana ku jira dadka dhaawacmay canug yar sida taliyaha uu inoo sheegay.

Goobta qaraxa ka dhacay waxaa ku sugan ciidamada dowladda Federaalka, waxaana socda baaritaan lagu hayo qaraxaan iyo cidda ka dambeysay.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco afkashacabka,com

Muqdisho/Office
Contact@afkashaacbka.com