Abaaal Marin Caalamiya Oo La Siyay Abwaan Yuusuf Shaacir

0
Wednesday February 04, 2015 - 22:25:24 in by salman abdi
  • Visits: 909
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abaaal Marin Caalamiya Oo La Siyay Abwaan Yuusuf Shaacir

    Dhanka kale waxa shirkan isna goob joog ka ahaa lataliyaha madaxweyne silanyo ee bulshada laga tirada badan yahay Mudane, Haldoor Barkhad Jama Hirsi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhanka kale waxa shirkan isna goob joog ka ahaa lataliyaha madaxweyne silanyo ee bulshada laga tirada badan yahay Mudane, Haldoor Barkhad Jama Hirsi

Abwaan yusuf cisman cabdulle oo ku magac dheer yusuf shacir kana mid ah abwaanada inta badan keydiya dhaqanka iyo suugaanta somalida ayaa waxa abaal marin qaali ah lagu siiyey munaasibad aad u weyn oo ay ka soo qeyb galeen bulshooyin kala duwan oo isaga imid daafaha caalamka.


Munaasibadan ayaa waxaa goob joog ka ahaa safiirka midowga yurub u qaabilsan Somalia Mr. Michele Cervone iyo
Munaasibadan oo ay si wada jir ah u soo abaabuleen haayada IIDA, MRG, iyo Midowga yurub oo ka dhacday hotel panafric ee magaalada Nairobi ayaa waxaa lagu daahfurayey warbixin sanadeed laga diyaariyey waayaha bulshooyinka laga tirada badan yahay ee somalida.


sidoo kale haayado badan oo caalami ah ayaa waxaa isla munaasibadaas lagu soo casuumey abwaan shacir iyada oo uu bartaas ka jeediyey gabeygiisa Dulmanaha la quudhsaday oo si weyn u sawira waayaha bulshada laga tirada badan iyo siday Somali u bahdisho

 

Gabeygan Abwaan shacir ayaa waxaa isagoo ku turjuman luuqada Inglishta loo qeybiyey ka soo qeybgalayaashi munaasibadan.

Abwaan shacir ayaa waxaa bartaa lagu siiyey abaal marin ay ku xardhan tahay calaamada midowga yurub iyo haayadaha IIDA, MRG.

Abaal marintan ayaa noqoneysa tii kowaad ee caalami ah ee abwaan shaacir lagu siiyey dadaalkisa uu ugu jiro waayaha bulshooyinka laga tirada badan yahay ee somalida oo dhan gaar ahaana Somaliland sanadadii ugu danbeeyey.

Dhanka kale waxa shirkan isna goob joog ka ahaa lataliyaha madaxweyne silanyo ee bulshada laga tirada badan yahay Mudane, Haldoor Barkhad Jama Hirsi kaas oo isna madasha kaga dareen celiyey sida uu ugu faraxsan yahay abaalmarinta la gudoonsiyey abwaanka isagoo sheegay inuu istaahilo tan iyo tu ka weyn.

Ugu danbeyntina waxaa si weyn ugu amaaney Abwan shacir dadaalkiisa bulshadan Safiirka midowga yurub u qaabilsan Somalia gacanta ka saaray abaalmarintaas.

Talaabadan ayaa noqeysa tii kowaad ee nooceeda ah ee qof ka soo jeeda bulshooyinka dadka laga tirada badan yahay wax ka tirsadaan lagu 



Contact@afkashacabka.com