Cabdiweli Gaas oo muqdisho Gaadhay kana Degey Madaarka Caalamiga ah ee Adan cadde

0
Wednesday February 04, 2015 - 22:28:26 in by salman abdi
  • Visits: 859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdiweli Gaas oo muqdisho Gaadhay kana Degey Madaarka Caalamiga ah ee Adan cadde

    Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo saaka ka dhofay Magaladda Garowe ayaa gaadhay magaladda Muqdisho waxana sidiiran halkaasi uugu soo dhaweeyay madadda dawladada federaalka Somaliya,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo saaka ka dhofay Magaladda Garowe ayaa gaadhay magaladda Muqdisho waxana sidiiran halkaasi uugu soo dhaweeyay madadda dawladada federaalka Somaliya,


Sidoo kale waxaa Magaalada Muqdisho soo gaadhay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), oo sidoo kale ka soo amba baxay Magaalada Kismaayo.


waxaana la filayaa in Magaalada Muqdisho uu soo gaadho Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo isna ka soo amba baxay Magaalada Baydhabo.

Madaxda Dawladda Somaliya, ayaa casuumaad u fidiyay Madaxda Maamul Goboleedyada Somaliya, si ay wada tashi siyaasadeed uga yeeshaan arrimaha dalka.

Maalmaha soo socdo, ayaa waxaa lagu wadaa in xubnahaan ay sii jooggaan Magaalada Muqdisho, iyagoona kulamo kula leh Madaxda Dawadda Somaliya.



Contact@afkashacabka.com