Sawiro AC Milan Oo Soo Bandhigay Naqshada Garoonka Cusub Oo Ay Dhisanayso

0
Thursday February 05, 2015 - 14:33:42 in by Burco Office
  • Visits: 1146
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro AC Milan Oo Soo Bandhigay Naqshada Garoonka Cusub Oo Ay Dhisanayso

    Sidii la wada sugaayay kooxda AC Milan ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay naqshada garoonkeeda cusub oo qaadkiisa yahay 48,000. Milan ayaa si rasmi ah u sheegtay in dhismaha garoonkeeda cusub uu dhawan bilaaban doono wuxuuna garoonkan diyaar noqon doo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidii la wada sugaayay kooxda AC Milan ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay naqshada garoonkeeda cusub oo qaadkiisa yahay 48,000. Milan ayaa si rasmi ah u sheegtay in dhismaha garoonkeeda cusub uu dhawan bilaaban doono wuxuuna garoonkan diyaar noqon doonaa sanada 2018. Hadaba hoos kaga bogo sawiro dheeraad ah oo laga soo bandhigay garoonka qurxoon oo ay AC Milan dhisan rabto: milansan-siro-new3san-siro-new2san-siro-new5



contact@afkashacabka.com