8-Xidig Ee Ugu Kubad Dhiibista Badan Premiership-ka England 2-Sano Ee Ugu Dambeesay Oo Shaaca Laga Qaaday

0
Thursday February 05, 2015 - 14:40:57 in by Burco Office
  • Visits: 768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    8-Xidig Ee Ugu Kubad Dhiibista Badan Premiership-ka England 2-Sano Ee Ugu Dambeesay Oo Shaaca Laga Qaaday

    Cesc Fabregas kaliya mudo 6-bilood ah ayuu ku sugan yahay Premiership-ka England balse laacibka ilaa haatan 15-kubadood ayuu dhiibay madadaan gaaban. Waxaana lala yaabay in xidigan uu safka hore kasoo galay xidigaha ugu kubad dhiibista badan Premier

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cesc Fabregas kaliya mudo 6-bilood ah ayuu ku sugan yahay Premiership-ka England balse laacibka ilaa haatan 15-kubadood ayuu dhiibay madadaan gaaban. Waxaana lala yaabay in xidigan uu safka hore kasoo galay xidigaha ugu kubad dhiibista badan Premiership-ka England labadii sano ee ugu dambeesay. Hadaba hoos kaga bogo 8-laacib ee lagu tilmaamay kuwa ugu deeqsisan EPL:

8. Steven Gerrard (Liverpool) – 15 -kubadood ayuu dhiibay.

Steven Gerrard Liverpool

7. Leighton Baines (Everton) – 15 kubadood ayuu dhiibay.

Leighton Baines Everton

6. Samir Nasri (Manchester City) – 15 kubadood ayuu dhiibay.

Samir Nasri

5. Cesc Fabregas (Chelsea) – 15 kubadood ayuu dhiibay.

Cesc Fabregas

4. Philippe Coutinho (Liverpool) – 16 kubadood ayuu dhiibay.

Philippe Coutinho Liverpool

3. Eden Hazard (Chelsea) – 17 kubadood ayuu dhiibay.

Eden Hazard Chelsea

2. Wayne Rooney (Manchester United) – 17 kubadood ayuu dhiibay.

Wayne Rooney

1. Santi Cazorla (Arsenal) – 18 kubadood ayuu dhiibay.

Arsenal v Aston Villa - Premier League





contact@afkashacvbka.com