TOOSHNEWS.COM waa Shebeked Cusub oo ku soo biirtay Shebekedaha Wararka ee laga leyahay Dalka Somaliland

0
Monday March 24, 2014 - 09:47:01 in by Super Admin
  • Visits: 4578
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TOOSHNEWS.COM waa Shebeked Cusub oo ku soo biirtay Shebekedaha Wararka ee laga leyahay Dalka Somaliland

    "Waxanu U Heelanahay Soo Gudbinta Xogaha Qarsoon Ee Somalida Dhexdeeda iyo soo Bandhigida Wararka Arimaha Bulshada Kana Daalaco Warar xiiso Leh oo Laga soo tabiyay Daafaha somalida"maamulka Tooshnews.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxanu U Heelanahay Soo Gudbinta Xogaha Qarsoon Ee Somalida Dhexdeeda iyo soo Bandhigida Wararka Arimaha Bulshada Kana Daalaco Warar xiiso Leh oo Laga soo tabiyay Daafaha somalida"maamulka Tooshnews.

"Waxanu U Heelanahay Soo Gudbinta Xogaha Qarsoon Ee Somalida Dhexdeeda iyo soo Bandhigida Wararka Arimaha Bulshada Kana Daalaco Warar xiiso Leh oo Laga soo tabiyay Daafaha somalidaā€¯maamulka Tooshnews.

Waxa Shabakada Warbaahinta somalida ku soo Biirtay shabakada Cusub oo Soo Bandhigi doonta Xogaha Qarsoon ee somalida .

Shabakadan Ayaa Noqon doonta Mid ahmiyada saarta arimaha bulshada iyo soo gudbinta dadka aan Codka lahay oo ay Garab taagnaan doonto.

Shabakada  Tooshnews oo ah Warbaahin ay Hagayso Xirfada suxufino waayo aragnimana u leh tabinta warar dhakhsaha leh iyo arimaha bulshada .

Tooshnews  Waxa  uu ku dadaalayaa dheelitirnaanta sugnaanta iyo runta oo laga soo tabiyo goobaha Kala gadisan ee Somali-da




Kala soo Xidhiidh Tooshnews21@gmail.com

Ama Admin@tooshnews.com