Nin Somaali Ah Oo Ku Dhaqan Dalka Maraykanka Oo Lagu Riday Xukkun 15sano Ah Ka Dib Marku Taageero Ufidiyay Koxda Alshabaab

0
Friday February 06, 2015 - 14:29:48 in by salman abdi
  • Visits: 669
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Somaali Ah Oo Ku Dhaqan Dalka Maraykanka Oo Lagu Riday Xukkun 15sano Ah Ka Dib Marku Taageero Ufidiyay Koxda Alshabaab

    Maalintii shalay ayaa Wasaaradda Caddaaladda Maraykanku sheegtey in nin dhalashadiisu tahay Soomaali lagu xukumey 15 sano oo xabsi ah, kadib markii lagu heley taageero uu u fidiyeyururka al-Shabaab oo ka mid ah liiska ururada Argagixisada ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalintii shalay ayaa Wasaaradda Caddaaladda Maraykanku sheegtey in nin dhalashadiisu tahay Soomaali lagu xukumey 15 sano oo xabsi ah, kadib markii lagu heley taageero uu u fidiyeyururka al-Shabaab oo ka mid ah liiska ururada Argagixisada ah.

Cabdinaasir Maxamuud Ibraahim oo ah 43 sano jir ayaa lgu heley in uu fariimo qoraal ah (Email) u diri jirey dad kale si uu isugu dubarido dhalinyaro ku biireysa al-Shabaab, waxaana lagu heley in uu lacago u direy al-Shabaab.

 

Cabdinaasir ayaa qirtey in uu been u sheegey hay’adda socdaalka ee Maraykanka, kana been sheegey qabiilkiisa isaga oo sheegtey qabiilka Awer kuwaas oo beelaha hawiye dhibaato ku hayaan, laakiin waxaa la ogaadey in isaga qudhiisa Cabdinaasir uu yahay Beesha Hawiye, sida lagu yiri warka ka soo baxayWaaxda Caddaaladda Maraykanka.

Soomaali badan ayaa dalka Maraykanka ugu xiran arrimo caynkan oo kale ah kuwaas oo xabsiyo kala duwan lagu xukumey.


 

 

Cont@afkahsacabka.com