Dalka Ruushka Oo Hirgalinaya Qorshe Uu Ku soo Jiidanayo Dalalkii Ka Go'ay

0
Friday February 06, 2015 - 14:42:16 in by salman abdi
  • Visits: 676
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Ruushka Oo Hirgalinaya Qorshe Uu Ku soo Jiidanayo Dalalkii Ka Go'ay

    Dowlada ruushka ayaa waxay sheegtay inay gacan kasiinayso dalalka horey ugu midka ahaanjiray dalkaasi ruushka xiligii midowgii suufiyeed waxaana ay haatan helayaan fursado ay kamid yihiin taageero waxbarasho caafimaadka iyo sportiga waxaana fursadaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada ruushka ayaa waxay sheegtay inay gacan kasiinayso dalalka horey ugu midka ahaanjiray dalkaasi ruushka xiligii midowgii suufiyeed waxaana ay haatan helayaan fursado ay kamid yihiin taageero waxbarasho caafimaadka iyo sportiga waxaana fursadaasi bxinayso xukuuma mosko ee dalka raashka.


 


 

MaximMagazine Russiawaxaa uu kamid yahay warbaahinta daabacday warbixinadaas waxaana uu shegay in taageeradan uu haatan ku dhawaaqay dalka ruushku ay tahay mid uu kukasbankaro hadii uu hirgaliyo dalalkii ka go,ay ruushka,

Sidookale warbaahinta maqalka iyo muuqaalka ee mosko ayaa bayjajka hore ku qorayay ruushka oo soo ceshanaya garbihiisii ka go,ay iyo ereyo kale oo samayn ay u arkeen warbaahinta ayna ku cabireen afkaartooda.



Contact@afkashacabka.com