Daawo: Maamulka Dekedda Berbera oo Bilaabay Dhismaha Barxad Cusub oo Dekeddu yeelanayso kana mid ah Mashaariicda sannadkan cusub ee 2015

0
Saturday February 07, 2015 - 15:46:28 in by salman abdi
  • Visits: 602
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Maamulka Dekedda Berbera oo Bilaabay Dhismaha Barxad Cusub oo Dekeddu yeelanayso kana mid ah Mashaariicda sannadkan cusub ee 2015

    Masuliyiinta Dekedda Berbera oo ka hadlay Munasibaddii Bilowga Dhismaha Barxaddani cusub ayaa sheegay in shaqaalaha Dekeddu ay ku dhisayaan Barxaddan Hab iskaa Wax u qabso ah, sidoo kalena uga mahadnaqeen shaqaalaha hawsha baaxada leh ee ay qaranka u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuliyiinta Dekedda Berbera oo ka hadlay Munasibaddii Bilowga Dhismaha Barxaddani cusub ayaa sheegay in shaqaalaha Dekeddu ay ku dhisayaan Barxaddan Hab iskaa Wax u qabso ah, sidoo kalena uga mahadnaqeen shaqaalaha hawsha baaxada leh ee ay qaranka u hayaan


Contact@afkashacabka.com