Raysal Wasaaraha Itoobiya iyo wefti uu hogaminayo oo Booqasho Ku Tagay Jamhuuriyadda Jabuuti.

0
Sunday February 08, 2015 - 09:40:14 in by salman abdi
  • Visits: 640
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Itoobiya iyo wefti uu hogaminayo oo Booqasho Ku Tagay Jamhuuriyadda Jabuuti.

    Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya, Hailemariam Desalegn iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo ayaa booqasho ku tagay waddanka Jamhuuriyadda Jabuuti,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya, Hailemariam Desalegn iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo ayaa booqasho ku tagay waddanka Jamhuuriyadda Jabuuti,

halkaas oo ay uga bilaabmayso wadahadal dhex maridoona Madaxda sare ee dalkaas.

0000000000000

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mud. Ismaciil Cumar Geele ayaa kaga hortagay garoonka diyaaraha, haalkaas oo u si ballaadhan ugu soo dhaweeyay Raysal Wasaraaha iyo Waftigiisa.  Labada Wadan ee Itoobiya iyo Jabuuti ayay ka dhaxeeyaysa ganacsi xoogan, iyadoo dalka Itoobiya uu si xooga u isticmaalo Dekada dalkaas.

Geesta kale sanadihii u danbeeyay waxa kor u kac ballaadhani ka muuqday isku xidhka labada dal. 


contact@afkashacabka.com