Kulan lagu Dhiirigelinayey in ubadku ku tartamaan Quraanka oo Wasaaradda Diinta iyo Awqaaftu u Qabatay Culimada iyo macaliminta malcaamadaha Hargeysa

0
Wednesday February 11, 2015 - 16:33:28 in by salman abdi
  • Visits: 812
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan lagu Dhiirigelinayey in ubadku ku tartamaan Quraanka oo Wasaaradda Diinta iyo Awqaaftu u Qabatay Culimada iyo macaliminta malcaamadaha Hargeysa

    Wassaarada diinta iyo awqaafta Somaliland Oo maanta kulan u Qabtey maamulayaasha ,macalimiinta , iyo culimada magaalada hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wassaarada diinta iyo awqaafta Somaliland Oo maanta kulan u Qabtey maamulayaasha ,macalimiinta , iyo culimada magaalada hargeysa

 

Kulankaasi Oo Ay Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta S/Land Iyo Tv-Ga Universal Iska Kaashanayaan,Ayaa Waxay Dhalinyarada Dalkeena Ku Dhiirigalinayaan Sidii –Da-Yarta Wadankeenu Ay Ku Tartami Lahaayeen Quraanka Kariimka

 

 

 

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta S/Land Mudane; Axmed Nuur Faahiye O Kulankaasi Ka Hadlaayey Yaa Ka Waramay Sida Ay Bulshadeena Ugu Muhiimka Tahay In Lagu Baraarajuyi Barashada Diinteena Suuban Ee Islaamka.

 

 

 

Geesta Kalena Wasiirka Wasaaradda Maaliyada S/Land Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale Oo Kulankaasi Hadal Ka Jeediyey Ayaa Tilmaamay Sharafta Iyo Karaamada Uu Leeyahay Qofka Barta Quraanka Kariimka Kuna Dhaqma.

 

Dhinaca Kalena Wasiirka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta S/Land Sheekh Khaliil C/Laahi Axmed Oo Kulankaasi Si Rasmi Ah Usoo Xidhay Ayaa Ka

Waramay FaaiidaAy Bulshadeena U Leedahay Barashada Diinta Islaamka



Contact@afkashacabka.com