Dhegayso: Abukar Cawaale Qaad-diid oo Ka Warramaya Xadhigiisii saaka ee Hargeysa iyo Waxyaabaha uu Somaliland u yimi

0
Wednesday February 11, 2015 - 16:39:34 in by salman abdi
  • Visits: 1617
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 5 1
  • Share via Social Media

    Dhegayso: Abukar Cawaale Qaad-diid oo Ka Warramaya Xadhigiisii saaka ee Hargeysa iyo Waxyaabaha uu Somaliland u yimi

    Abukar Cawaale Qaad-diid oo horena loogu xidhay Djibouti ayay Sirdoonka somaliland ka shakiyeen waxyaabah uu Dalka u yimi, waxanu ka mahadceliyey sidi ay ula dhaqmeen CID- du isago xusay in lagu amray inu degdeg Dalka uga baxo lana baajiyey xaflad la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abukar Cawaale Qaad-diid oo horena loogu xidhay Djibouti ayay Sirdoonka somaliland ka shakiyeen waxyaabah uu Dalka u yimi, waxanu ka mahadceliyey sidi ay ula dhaqmeen CID- du isago xusay in lagu amray inu degdeg Dalka uga baxo lana baajiyey xaflad lagaga hadlayo aafada qaadka uu hargeysa ku qaban lahaa Sidoo Kale Qoraal uu goor dhoweyd soo Dhigay Bartiisa Facebook ayu ku yidhi sidan:

ASC dhamaan Walaalaha ..

‪#‎Ogeeysiis‬

Waxaan aad iyo aad uga xumahay in saaka aniga oo hotel ka aan ka deganahay Hargeysa jooga ay ciidamada nabadsugida‪#‎Somaliland‬I xiiran.
Waxaan ka mahad celinayaa sida professional ka ah ee qiimaha badan ee dowladnimado iyo kala danbayntu ka muuqato ee ay iila dhaqmeen.
3 Saacadood kadib markii la baaray eedeyntii la igu eedeeyey arin aanan rabin inaan halkaan kusheego waxaan dib u helay xornimadaydii Iyadoo la igu amray inaan si ugu dhaqsaha badan uga baxo #Somaliland

Waxaan kaloo si weyn ugu mahadnaqayaa dhamaan taageerayaasha reer #Somaliland ee ka xumadaay arintaan.

Waxaan kaloo shacabweynaha reer Somaliland ee kunool caasimada Hargeysa ka raali gelinyaa inuusan qabsoomi doonin kulankii loo balansanaa ee la igu marti qaaday ee looga hadlayey dhibaatada‪#‎Qaadka‬.....

I am disappointed but not defeated. ..



Contact@afkashacabka.com