Daawo" Kuwa Qurbaha kusii socdaa way war la'yihin wallahi dadkeena qurbaha jooga wa oromo wana lagu xamaasha" Abwan weedhsame

0
Tuesday February 17, 2015 - 14:39:30 in by
  • Visits: 1012
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo" Kuwa Qurbaha kusii socdaa way war la'yihin wallahi dadkeena qurbaha jooga wa oromo wana lagu xamaasha" Abwan weedhsame

    Abwaan Xasan Dahir Ismacil Weedhsame oo Safar ugu maqnaa Dalka Ingiriiska mudooyinkii u danbeeyey aya ka xog warramay socdaalkiisi ingiriiska isagoo Dhalinyarada Tahriibasana uga Dayriyey Xaaladda iyo wixii uu ku soo Arkay London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwaan Xasan Dahir Ismacil Weedhsame oo Safar ugu maqnaa Dalka Ingiriiska mudooyinkii u danbeeyey aya ka xog warramay socdaalkiisi ingiriiska isagoo Dhalinyarada Tahriibasana uga Dayriyey Xaaladda iyo wixii uu ku soo Arkay London

"Dadka Reer Somaliland Ee Jooga Ingriiska Waa Aromo Lagu Xamaasho Hadii aad Doonaysid Inaanad Noqon Sida Dadkaas Oromada Ah Ee Ingriiska Jooga Hargaysa Iska Jooga Iyo Burco ” ayu si kooban u yidhi Abwaan Weedhsame isagoo ku sugan Qolka Nasashada ee madaarka Cigaal