Waxqabadka Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Berbera

0
Tuesday February 17, 2015 - 17:49:29 in by Burco Office
  • Visits: 748
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxqabadka Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Berbera

    Maareeyaha Haamaha Shiidaalka Berbera Sheekh Saleeban Siciid Cali ayaa Mudadii uu hayey Xilkaasi Waxa uu Noqday Masuul ku Suntan waxqabad iyo Shaqo Wanaag, Waxaanu Maareeyuhu Casriyeen iyo Dayactir ku sameyey Haamaha Shiidalka, Waxa kale oo Dadweynah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Haamaha Shiidaalka Berbera Sheekh Saleeban Siciid Cali ayaa Mudadii uu hayey Xilkaasi Waxa uu Noqday Masuul ku Suntan waxqabad iyo Shaqo Wanaag, Waxaanu Maareeyuhu Casriyeen iyo Dayactir ku sameyey Haamaha Shiidalka, Waxa kale oo Dadweynaha Reer Somaliland markay Booqdaan

 Haamaha Shiidalku Indhahooda soo jiita Wadada Cusub ee Laamiga ah ee u eeg Kuwa Caalamka, isla markana ka mid ah Waddooyinka ugu Quruxda Badan ee Somaliland.

 


Maareeyaha Haamaha Shiidalka Berbera Sheekh Saleeban Siciid Cali Waxa kale uu Hagaajiyey Nidaamkii Shaqo, isaga oo ka Dhigay Mid la jaanqaada Nidaamka Maamul ee Saxda ah ee lagu shaqeeyo.
Maareeyuhu Waxqabadka uu Gobolka Saaxil iyo Magaalada Berbera uu ka hayo kuma koobna Haamaha Shiidalka, laakiin Waxa uu ka mid yahay Siyaasiyiinta Farro ku tiriska ee Gacan qabta Dhallinyarada Berbera, isaga oo Mar walba ku dhiiri galiya in ay Dalkooda iyo Dadkooda u Shaqeeyan.


Maareeyaha Haamaha Shiidalka Berbera Sheekh Saleeban Siciid Cali Bilicda iyo Quruxda uu ku Soo Qordhiyey Xarunta Haamaha Shiidalka ee Berbera waa Mid muujinaysa in uu Yahay Shakhsi Daacad ah oo jecel in uu dalkiisa wax u qabto isla Markaana uu Muujiyo Kartida uu u leeyahay Xilka Qaran ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed maxamuud (Siilaanyo) u Dhiibay in uu ka soo baxo isla Markaana Waxqabadka Xukumadu ka Tirsan yahay uu Muujiyo


contact@afkashaacbka.om.