SOCDAALKII BARAKAYSNAA ,BY.KHADAR ADAM AW MUSE

0
Wednesday March 26, 2014 - 15:53:08 in by Super Admin
  • Visits: 1319
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SOCDAALKII BARAKAYSNAA ,BY.KHADAR ADAM AW MUSE

    Waxa uu aha socdaal ay ku dheehan atahy waayo argnimo iyo aqoonsi waxaanu ahaa socdaal waxa u sheegaya( intranational communies ) waxaanu ahaa socdaal waxa u sheegaya konfurta somaaliya ,waxa uu ahaa socdaal laga dheehan karo wadanimada madaxwanaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa uu aha socdaal ay ku dheehan atahy waayo argnimo iyo aqoonsi waxaanu ahaa socdaal waxa u sheegaya( intranational communies ) waxaanu ahaa socdaal waxa u sheegaya konfurta somaaliya ,waxa uu ahaa socdaal laga dheehan karo wadanimada madaxwanaha

Waxa uu aha socdaal ay ku dheehan atahy  waayo argnimo iyo aqoonsi waxaanu ahaa socdaal waxa u sheegaya( intranational communies ) waxaanu ahaa socdaal  waxa u sheegaya konfurta somaaliya ,waxa uu ahaa socdaal laga dheehan karo wadanimada madaxwanaha ,waxa uu ahaa socdaal laga fahmi karo fayo qabida madaxwanaha iyo caafimaadkiisa  ,waxa uu ahaa socdaal  waxa ka bedelay garaadkii dadka reer somliland , bedelkaas oo ahaa  in aanay wali arag intaas somaliland jirtayba madaxwane tuulooyinkooda ugu yimaada ,markaas dadku way qushuuceen ,farxeen ku qaboobeen ,ku ranreeyeen aragtida madaxwaynahooda, waxa uu ahaa . xog iyo u kuur galida  bulshada Somaliland  , xogtaas oo  ku salaysan arimaha bulshada iyo xaalada dhanqan dhaqaale ee ay ku sugan yahiin, waa xog  ku saabsanayd (public surveys  )      marka laga eego dhinacyada horumaka (development)  ee waxbarashada, caafimaadka, nabad galyada ,arimaha gudaha ,  warfaafinta , beeraha ,iwm.waaayo, waxaa la socday raxan wasiiraa.waxa uu ahaa socdaal saami siis ah gobol walba waxii (distribution ) ina soo gaalay iyo waxii karaankeenaa ee aynu hayno.

 

Kadib markii aanu darisnay ilha laga helo argtida dawaynaha (public opinions) sida televesionada,journaalda,idaacadaha, wb saadyada  waxa uu socdaal ka madaxwaynahu  bedelay argtidii dhagxdhigida , ee inta meel  la dhagax dhigo aan dib loogu noqon jirin, sidii ka dhici jirtay dowladahii hore,   

Hadaba marka aynu   hoos ugu daadagno waxaad  moodaa in ay dadku si aad ah u fahmeen in ay,  gacmahooda mooye aan gacmo kale aan lagu   dherag baxaynin , laguna horu  marayn, waxa kasta oo ay hayntooda dhaqaale ahaataba,

Waxa  kale oo ay   ogaadeen   oo uu   madaxwanahoodu  tusay in  lagu horumari karo oo kaliya waxaad beerato, waxaad samaysato,  waxa aad  isku darsato( fund raising ) . iyo inaad isku tashato,  waayo, timacadana waa ki lahaa:

·        marko aanad lahayan looma lulo maanka waligaa

·        Magaabada hashaadaa karoon maydhanaan kale

·        Macaluul waxba kaama taraan maal lagu guray

·        Midigtaadu waxay xoogsto maydha  gaajada

 Sidaas darted , Somalidu waxay tidhaah  "  waxay  indho arkayaan bay  ilko gooyaan”waayo, dadwaynahu  waxay arkan ,dhisida jidka togwajaale ilaa kala baydh, dila ilaa kal baydh ,wadada wadnaha ee hargaisa . garoonkii diyaaradaha  ee BURCO, jidka BERBARA ilaa  hargaysa , biyaha macaan ee loo soo saaray reer laas caanood, iyo biyaha reer saylac  loo qoday ,qalabaynta cusbitaalka laasqory,dhisida dekeda lug haya .waxaas oo dhami waxay  bedeleen mankoodii waxaana loo jiheeyey  jiho horumarineed  iyo wax qabad

mar aan waydii yey gabadh jidka wadnaha wadata taxi, oo aan idhi bal kawaran wadadan cusub ee aad maraysid manta.”waxay tidhi walaahi mababa dareeno in aanu gaadhi wadano iyo inkale, calaashan raaxo dardeed ,maya si yar oo qurux badan ayuu gaadhigu  u socdaa .

  Hadaba  argtida dadka reer Somaliland waxay sheegaysaa markii aanu u  eegnay  argaynay in iminka iyo waxii ka danbeeya  ay isku taagayaan sidii madaxwaynahu uu u dhamaystiri lahaa mashaariicdaa uu dhagaxa dhigay,  inta ay doontaba ha ku qaadada tee , amaba ha ku timaado aqlibiyada labada gole(majority of the upper and lower houses)  amaba  cod dadwayne .(public voting )

Lakiin waa lama  huraan in lahelo waqti ku fulin, oo lagu  dhiso ,laguna hubiyo , laguna saxo  ,si ay ay farxadii iyo rajadii horumarineed ee dadwaynahu  usii taagnaayto. Jihadoodana ugu sii socdaan. mashaariicduna waxay u baahan tahay ilaa  dhor  sano .

 

Sidaas darted , waa in la ilaaliyaa  garaadka (moral) dadwanaha  oo laga ilaaliyaa in ay niyad jabaan oo waa in  laga faa iidaystaa ,  

Mar aanu kaftanay ,rag anu macaariif nahay , ayaan ku  idhi ‘dowladdii horeba tiiyoo aanay waxaba  qabanayey ayaa loo siyaadin jiray, ee maxaa tan wax qabanaysa loo gu siyaadin laayahay?waxay yidhaahdeen ,waa su aal la is waydiin   karo ,waayo ,wax qabadku waa  in uu  waqti helaa  kufilan

 

Gabgabadii, dadku waxay garteen in madawaynu uu run ka sheegayo waxa uu bal qaado,iyo halka uu dhagax dhigana  uu sida ay tahay loo bilaabo loona dhameeyo loona dhiso  .lakiin dadka waxaad ka yar dareemi kartaa .  mashaariicdaas oo aan  haysan waqati ku fulin oo lagu dhamaystiro.waayo hal sano ,taasina waa ta aan leeyahy (moral)ka ha la ilaaliyo,waayo dariiq wanaagsan oo horumarineed baa loo jeexay.

 

 

Thank you ,


  By.Khadar  Adam  Aw  Muse