Xukuumada Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Inay Xidhiidh La Leedahay Al-Shabaabta Buuraha

0
Wednesday March 26, 2014 - 22:29:10 in by salman abdi
  • Visits: 865
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Inay Xidhiidh La Leedahay Al-Shabaabta Buuraha

    Wasiir Ku-xigeenka Maamulka Gobalada Iyo Dagmooyinka ee Wasaarada Arimaha Gudaha Cismaan Garaad Soofe oo maanta u waramaayey qaar ka mida Warbahinta dalka ayaa waxaa uu si kulul uga Jawaabay hadalo dhawaan ka soo yeedhay Maamulka Puntland oo sheegaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Ku-xigeenka Maamulka Gobalada Iyo Dagmooyinka ee Wasaarada Arimaha Gudaha Cismaan Garaad Soofe oo maanta u waramaayey qaar ka mida Warbahinta dalka ayaa waxaa uu si kulul uga Jawaabay hadalo dhawaan ka soo yeedhay Maamulka Puntland oo sheegaya in Somaliland ay xidhiidh Saaxiibnimo la leedahay kooxda Al-shabaab.


"Warkaasi runtii waa war waxba kama jiraan ah,war been abuur badani uu ka dhex-muuqdo weeye,wax yaabo badan oo gaf ahina ay ka dhex muuqdaan ku waasina aanay ahayn kuwo aanu qabno waxyaabo badana waa ka hadlay,”

 

 

"Anagu waanu ku dadaalaynaa in xagayaga wax kastoo keeni karaya mushkilaad iyo isku dhac waanu ka digtoonaanaynaa,hase ahaatee sidaad wasiir wax u wadaa maaha sidii darisku wax u ahaan jiray waan daris xumo hadalada aad sheegaysana waxaa ku jira hadala badan oo deel qaafa”




Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com