Kulamada Maanta Laga Cayaari Doono Qaaradda Yurub, Saacada Geeska Afrika & Meelaha Aad Ka Daawan Karto

0
Saturday February 28, 2015 - 14:54:14 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulamada Maanta Laga Cayaari Doono Qaaradda Yurub, Saacada Geeska Afrika & Meelaha Aad Ka Daawan Karto

    waxaa maanta qaaradad Yurub Laga Cayaari Doonaa Kulamo badan oo xiiso leh, waxaana ugu waaweyn kulanka Old Trafford ka dhici doona ee United iyo Sunderland iyo sidoo kale kulanka ay Barcelona martida u noqon doonto kooxda Granada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa maanta qaaradad Yurub Laga Cayaari Doonaa Kulamo badan oo xiiso leh, waxaana ugu waaweyn kulanka Old Trafford ka dhici doona ee United iyo Sunderland iyo sidoo kale kulanka ay Barcelona martida u noqon doonto kooxda Granada.

Sidoo kale kulan darbi ah ayaa ka jira horyaalka Jarmalka waxaana is wajahi doona kooxaha Dortmund iyo Schalke 04 oo ah laba kooxood oo xifaaltan gaar ah uu ka dhaxeeyo.

F.G: Dhamaan Saacadaha waa xiliga Geeska Afrika, Waana kuwaan hoos ku qoran:

Kulamada Premiership-ka England Ee Maanta La Cayaari Doono:

3:45 galabnimo West Ham Vs Crystal Palace Live SS3

6:00 maqribnimo Burnley Vs Swansea City

6:00 maqribnimo Manchester United Vs Sunderland Live SS3

6:00 maqribnimo Newcastle United Vs Aston Villa

6:00 maqribnimo Stoke City Vs Hull City

6:00 maqribnimo West Brom Vs Southampton

Kulamada La Ligaha Spain Ee Maanta La Cayaari Doono:

6:00 maqribnimo Granada Vs Barcelona Live SS5

8:00 fiidnimo Rayo Vallecano Vs Levante

10:00 habeenimo Almeria Vs Deportivo

12:00 habeenimo Malaga Vs Getafe

Kulan Ka Tirsan Italian Serie A-da Ee Caawo La Cayaari Doono:

10:45habeenimo Chievo Verona Vs AC Milan Live SS5

Kulamada Bundesligaha Jarmalka Ee Maanta La Cayaari Doono:

5:30 galabnimo Leverkusen Vs Freiburg

5:30 galabnimo Dortmund Vs Schalke 04 Live beIN Sports 4

5:30 galabnimo Hannover 96 Vs VfB Stuttgart

5:30 galabnimo Hertha Berlin Vs Augsburg

5:30 galabnimo Hoffenheim Vs Mainz 05

8:30 fiidnimo E. Frankfurt Vs Hamburger SV

Contact@afkashacabka.com