Xildhibaan ka dhex iifaya Golaha deegaan Burco Waa Xildhibaan Abdilaki.

0
Thursday March 27, 2014 - 19:20:18 in by Super Admin
  • Visits: 1129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan ka dhex iifaya Golaha deegaan Burco Waa Xildhibaan Abdilaki.

    Xildhibaan Abdilaki wuxu ka soo baxay Galah deegaan ee Burco ,wuxuna ku soo baxay kaalin sare,waxaanu ka mid yahay dhalinyarada uu soo baxday Gobolka togdheer.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Abdilaki wuxu ka soo baxay Galah deegaan ee Burco ,wuxuna ku soo baxay kaalin sare,waxaanu ka mid yahay dhalinyarada uu soo baxday Gobolka togdheer.
Xildhibaan ka dhex iifaya Golaha deegaan Burco
 Waa Xildhibaan  Abdilaki.

Xildhibaan Abdilaki wuxu ka soo baxay Galah deegaan ee Burco ,wuxuna ku soo baxay kaalin sare,waxaanu ka mid yahay dhalinyarada uu soo baxday Gobolka togdheer.

Xildhibaan abdilaki wuxu si wayn oo mug iyo miisan lehba uga dhexmuuqdaa golaha deegaan magaalada burco, isagoo sida cadceeda oo kale uga dhex iifaya golaha deegaanka burco.

Waa Xildhibaan teegaara dhalinyarada garab qabta ,xurmayn iyo sharaf siiya wuxuna si heersare ah isusu barbar taaga dhalinayrada gobolka togdheer si sinaan cadaalad iyo waliba xushmadi ku dheehan tahay ,waa xildhibaan aan lagu khasaarin ,wuxuna si hagar la'aan ah marwalba iyo si  hawlkarnimo uga jiraa sidu gobolka togdheer uu gaadhsiin lahaa horumar lataaban karo.

Xildhibaan Abdilaki wuxu si toos ah uu gutay hawshii ka saarnayd ama xilkii loo igmaday ee dawlada hoose ee magaalad burco ,wux geed dheer iyo mid gaaban uu fuulay sidu uga rumayn lahaa himilada iyo hiigsiga gobolka togdheer iyo waliba dhalinyaradiisa.Wuxuna hadh iyo habeenba garab taagan yahay Dhalinyarada.

Haday noqoto mid dhaqaale ,mid afa iyo waliba mid shaqo,wuxuna hawl culus uu hayaa gobolka togdheer oo codkooda si niyadsami leh uga soo doortay,Waxaanu uu hirgaliyay himiladii loo soo doortaya oo ahayd inu gobolka togdheer qabto wax muuqda oo horumar ah, Wuxuna dhalinyarad gobolka togdheer ula dhaqmaa ,cadaalad,sinaan iyo waliba wax qabad muuqda.

Wax qabadka Sida nuurka ka dhex muuqda Golaha deegaanka ee magaalad burco ,waxaa mahadiisana iska leh Xildhibaan Abdilaki oo horkacaaya,golaha deeganka magaalada burco.

Waxaan halkan uga baaqay Qurbo joogta dhalin yarada gobolka togdheer cidkasta oo danaysa gobolka togdheer in hawsha culus ee uu hayo xildhibaan abdi laki lala garab galo lagu taageero lagu hamblayeeyo lagu dhiiri geliyo iyo in waliba loogu duceeyo hawshaa culus ee uu hayo abdilaki.

Aniguna waxaan leeyahay xildhibaan ka sii kordhi ,kana sii badi hawshu halkay joogto imika si dhamaan aya uu qabtaan indhaha shacabka JMS Waxqabadkaag muuqda. Goob kasta iyo waliba meel kastana waan ku garab taagan nahay .


From: Abdizamad Hassan Macalin
Burco/Somalilanad
063-4337516
Cabdisamad_225@hotmail.com