Isku Aadka Wareega Afar Dhamaadka FA Cupka Oo La Soo Saaray, Arsenal Iyo Liverpool Kooxehee Ayay Ku Dhaceen?

0
Tuesday March 10, 2015 - 09:03:49 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku Aadka Wareega Afar Dhamaadka FA Cupka Oo La Soo Saaray, Arsenal Iyo Liverpool Kooxehee Ayay Ku Dhaceen?

    Inkasta oo ay wali kulamo ku celis ahi jiraan oo ka tirsan wareega sideed dhaamaadka FA Cupka ayaa hadda la soo saaray isku aadka wareega afar dhamaadka FA Cupka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inkasta oo ay wali kulamo ku celis ahi jiraan oo ka tirsan wareega sideed dhaamaadka FA Cupka ayaa hadda la soo saaray isku aadka wareega afar dhamaadka FA Cupka.

Kooxda koobkan difaacanaysa ee Arsenal oo kulankii sideed dhamaadka mar dhawayd guul Old Trafford kaga gaadhay Man United ayaa kulanka Wembley Stadium ee afar dhamaadka la ciyaari doonta kooxda ka soo baxdaBradford City v Reading oo ciyaari doona kulan ku celis ah kadib markii ay kulankii hore barbaro ku kala baxeen.Kooxda Liverpool oo kulan ku celis ah la ciyaari doonta kooxda Blackburn kadib markii ay barbaro gool la’aan ah ku galeen Anfield ayaa la ciyaari doonta kooxda Aston Villa haddii ay ka soo soo dhaafto Blackburn oo ay gurigeeda ku booqan doonto. Aston Villa ayaa iyadu xili horeba ka soo talaabsatay kooxda Wet Brom. Liverpool iyo Arsenal oo ah labada kooxood ee waa wayn ee ku soo hadhay tartanka FA Cupka ayaa ku kala badbaaday inay iskugu dhacaan wareega afar dhamaadka.

 

Aston Villa Vs Blackburn/ RoversLiverpool

Reading/Bradford City Vs Arsenal

arse