Madaxweyne kuxigeen Maraykanka Magangalyo Waydiistay iyo Sababah uu uga Cararay Waddankiisa

0
Sunday March 15, 2015 - 10:49:27 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne kuxigeen Maraykanka Magangalyo Waydiistay iyo Sababah uu uga Cararay Waddankiisa

    Madaxweyne ku xigeenka dalka Sierra Leone, ayaa sheegay in uu magangalyo ka raadsanayo safaaradda Maraykanka ee caasimadda Freetown.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku xigeenka dalka Sierra Leone, ayaa sheegay in uu magangalyo ka raadsanayo safaaradda Maraykanka ee caasimadda Freetown.


Ciidamo ayaa galay gurigiisa oo hubkana ka dhigay ilaaladiisa.
Isbuucii la soo dhaafay xisbiga talada dalkaasi haya ee APC ayaa Mr Sam-Sumana ka caydhiyay xisbiga.

Waxa ay ku eedeeyeen kicin rabshado, beenna uu ka sheegay waxbarashadiisa iyo diintiisa.


Dabayaaqadii bishii hore ayuu is-karintiilay kadib markii mid kamid ah illaaladiisa uu u dhintay cudurka ebola.


Waxa uu wakhtigaasi sheegay in mudda 21 bari ah uusan xidhiidh samayn doonin.