Dawladda Masar Oo Dhisaysa Caasimad Cusub Oo Dalka Looga Arrimin Doono

0
Sunday March 15, 2015 - 12:03:52 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Masar Oo Dhisaysa Caasimad Cusub Oo Dalka Looga Arrimin Doono

    Dowladda Masar ayaa qorshenaysa in ay dhisto caasimad cusub oo looga arrimiyo dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Masar ayaa qorshenaysa in ay dhisto caasimad cusub oo looga arrimiyo dalka.

Caasimadaas oo laga dhisi doono bariga magaala madaxda Qaahira ayaa waxa ku bixi doona lacag gaadhaysa 45 bilayn oo doolar.

Waxa la saadaalinayaa in cadadka dadka reer masar uu afar-jibaarmo 40ka sano ee soo socda, waxaana la rajeynayaa in caasimadan cusub loo adeegsan doono in lagu dhimo culayska haatan sii kordhaya ee soo food saaraya magaala madaxda Qaahira.
Qaahira waxa hadda kunool 18 milyan. Qorshahan waxaa lagaga dhawqaaqay shirkii maalgashiga Masar ee ka dhacay sharmal-sheikh.
Wadamada Khaliijka ayaa bixinaya 12 bilayn oo dollar si loo xoojiyo dhaqaalaha dalka Masar oo ay saameysay amni-darida iyo rabshadaha.