Haween Ka Ganacsan Jiray Maandooriyaha Loo Yaqaano Xashiishada Oo Ku Nool Magalada Hargaysa Oo Xukun Lagu Riday+Sawiro

0
Sunday March 15, 2015 - 21:50:48 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haween Ka Ganacsan Jiray Maandooriyaha Loo Yaqaano Xashiishada Oo Ku Nool Magalada Hargaysa Oo Xukun Lagu Riday+Sawiro

    Maxkamada Gobolka Oo Xukunu Iskugu Jira Lacag Iyo Xadhig Ku Riday Laba Dumar Ah Oo Lagu Qabtay Maan-Dooriye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Gobolka Oo Xukunu Iskugu Jira Lacag Iyo Xadhig Ku Riday Laba Dumar Ah Oo Lagu Qabtay Maan-Dooriye.

Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ayaa Xukuno iskugu Jira Xadhig iyo Ganaax Lacageed ku xukuntay Laba Gab-dhood Oo Lagu qabtay iyaga oo ka ganac sanayay Xashiishada.

Garsooraha Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ee Hargaysa Axmed Dalmar ayaa sheegay in Dumarkani Qirteen in Ay baahi u gaysay Ka ganacsigan Maan-dooriyaha isla markaas Lagu qabtay iyaga ku wada Magaalada Berbera.

"Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Hargaysa waxa ay Maanta ku dhawaaqaysaa Xukun Xashiishad ka kooban 18toban waxood oo Mijo Muji u eeg,Maxkamadu Gobolku Shalay waxa la horkeenay Gal Dacwadeedka Sumadiisu yahay 226,Taas oo eedaysanaha koobaad Saamiya Maxamed muxumed ina Caasha Cabdilaahi oo 45jir ah iyo Hodan Xasan Xuseen ina Aamina Maxamed oo 30 jir ah.

Garsooraha Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ee Hargaysa Axmed Dalmar oo hadalkiisa siiwata ayaa yidhi

Waxa uu sheegay Garsoorahu Markay Maxkamadu Aragtay Cadaymaha Lagu hayo iyo iyaga oo qirtay In Xukunu iskugu Jira Xadhig iyo Ganaax Ku rideen,kaas oon Loo iibin karim Lana Cafin Karin.

Axmed Dalmar Garsooraha Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ayaa ku dhawaaqay Eeda loo hayso

"Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Hargaysa waxa ay Maanta ku dhawaaqaysaa Xukun Xashiishad ka kooban 18toban waxood oo Mijo Muji u eeg,Maxkamadu Gobolku Shalay waxa la horkeenay Gal Dacwadeedka Sumadiisu yahay 226,Taas oo eedaysanaha koobaad Saamiya Maxamed muxumed ina Caasha Cabdilaahi oo 45jir ah iyo Hodan Xasan Xuseen ina Aamina Maxamed oo 30 jir ah.

 

Garsooraha Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ee Hargaysa Axmed Dalmar oo hadalkiisa siiwata ayaa yidhi.

"Tariikhdu Marka ahayd 20tankii Bishi 2aad 2015ka Abaaro 11kiin Duhurnimo ayaa waxa lagu qabtay Istabta Haleeya ee bariga hargaysa dumarkan oo la socday gaadhi Nooha Ah oo lanbarkeedu yahay 51984,Markii Dumarka Labaadhay waxa lag soo saaray Xashiishada Halkan Taala,Markii Eedaysanayaasha Lagu helay Danbigan waxa ay ku jawaabeen Qiraal,sida ku xusan qodobka 80 anaga sidayna gaynayn Berbera waxaana noo geeyay hungur.

Markii Ay Maxkamadu Dhagaystaya Dacawadood ee ayna Qirteen in ay iyagu ka ganacsanayeen Xashiishad Maxkamadu waxa ay ku xukuntahay.

"Maxkamada Gobolka Hargaysa Marka hore waxa ay danbi ku heshay saamiya Maxamed Muxumed ina Caasha Cabdilaahi 45jir ah,waxaana kale oo ay Maxkamadu Danbi ku heshay,Hodan Xasan Xuseen ina Aamina Maxamed oo 30 jir ah,Maxkamadu waxa ay ku xukuntay Danbiilaha 1aad saamiya Maxamed Muxumed Saddex Sano oo Xadhig Ah iyo Saddex Milayn oo Xadhig Ciqaabeed Ah,Danbiilaha labaad waxa ay Maxkamadu ku Xukuntay hodan Xasan Xuseen Sadex Sano iyo Saddex milayn oo Xadhig Ciqaabeed Ah,Xadhiguna waxa uu uga Bilaabmay Maalintii Xoriyada laga Qaaday.

Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud Aadan Salaad Seed ayaa isna sheegay inuu u Mahad Celinayo Ciidanka Heeganka ugu Jira in Ay latacaalaan Maandooriyaha oo ku sifeeyay Qaar Markasta Mahad mudan.

"Labada Askari ee Qabtay waa xashiishadani waa Siyaad Aadan Khaliif iyo ilyaas Caamir Fariid,waana ragii ka shakiyay baabuurka baadhayna,waxanan Digniin u dirayaa Dadka ku hawlan ee doonaya in ay Markasta Ka shaqaystaan Maan Dooriyaha,Waana lagu dabar jiraa dad kale oo ay iyaguba noosheegeen in ay u shaqaynayeen kuwaasna maalin uunbay gacanta sharciga soo gali doonaan.

Intaas ka dib Maxkamada Ayaa daba qabad siisay Maan Dooriyahaas Xashiishada Ah ee Dumarka ka ganac Sanayay lagu qabtay.


Contact@afkashacabka.com