Gobolka Badhan Oo Laga soo Dhaweeyay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Khayraadka Biyaha.

0
Monday March 16, 2015 - 21:32:40 in by salman abdi
  • Visits: 498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gobolka Badhan Oo Laga soo Dhaweeyay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Khayraadka Biyaha.

    Waxagaradka Salaadiinta Cuqaasha iyo Bulsho waynta ku dhaqan magaladda Badhan ayaa si balaadhan u soo dhaweeyay magaacaabista uu madaxwaynaha Somaliland mud. Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ku magacaabay wasiiiru dawlaha wasaaradda Khayraadka Biyah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxagaradka Salaadiinta Cuqaasha iyo Bulsho waynta ku dhaqan magaladda Badhan ayaa si balaadhan u soo dhaweeyay magaacaabista uu madaxwaynaha Somaliland mud. Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ku magacaabay wasiiiru dawlaha wasaaradda Khayraadka Biyaha, C/salaam Maxamed Cali, Cuqaasha iyo salaadiinta Gobolkaasi Badhan ee Cidhika Bari ee Dalka ayaa iyaga oo lahadlaayay warbaahinta dawladda waxaa ay sheegeen inay ku faraxasanyihiin magacaabasta wasiiru dalwaha C/salaan Maxamed Cali,

 iyaga oo arimahaasi ka hadlaayana waxaa ay yidhaahdeen”Waxa aanu soo dhawaynaynaa magaacista wasiiru dawlaha Wasaaradda Biyaha, anaga oo uga mahadnaqayna madaxwaynaha Somaliland,

 

dawladda waxaanu leenahay wada shaqayn fiican waxana iskama kayo badalin, wasiirka la magacaabay waanu ku qanac sanahay taasna waxaan leeyahay isna hawshiisa waa uu ku filanayahay tu kalena waa uu iska gaadhi karaa, salaadiintayadda cuqaashayadda, aqoonyahanka yaga haweenka yaga iyo bulshadayaduba waxaanu nahay isku mawqif dawladdan waanu hanabalyaynaynaa iyo wasiirka cusuba” magacaabista wasiirudawlaha ayaa waxaa sidoo kale soo dhaweeyay Ganacasatadda kala duwan ee Gobolkaasi badhanganacsade Axmed Siciid Xasan u hadlay ganacsatadda ayaa sheegay in ay xukuumadda iyo masuulka lamagcaabayba isla garabtaagi doonaan tageeradooda”


waanu soo dhawynaynaa C/salaamoo hore u soo ahaa wasiir ku xigeen hadana laga dhigay wasiiru dawle wasiirka la magacaabay waa nin lagu kalasoon yahay oo gobolka aad logu kalsoon yahaywaa nin ku filan hawshiisa waana nin uleh aqoonkarti iyo hufnaan waxaan ka sugaynaa sidii uu xilkaas u hayay iyo sika wanaagsan inuu u sii wadao isagana ilaahay ha u fududeeyo hawshaas loo igmaday”


Contact@afkashacabka.com