Doorashadii Baarlamaanka Israail oo Maanta loo Dareeray

0
Tuesday March 17, 2015 - 16:11:05 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashadii Baarlamaanka Israail oo Maanta loo Dareeray

    Dadka Israa'iil ayaa maanta oo salaasa ah codkooda dhiibanaya si ay u doortaan baarlamaanka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadka Israa'iil ayaa maanta oo salaasa ah codkooda dhiibanaya si ay u doortaan baarlamaanka,

Rai’sal wasaare Benjamin Netanyahu, ayaa doonaya in uu noqdo masuulkii wakhtiga ugu dheer talada hayay.

 

150316155540_israel_vote_624x351_reuters

Raisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in inta uu xilka hayo aysan dal yeelandoonin Falastiin, hadalkaas oo uu ku soo beegay doorashada guud.

Waxa uuna isku dayayaa in uu kor u qaado taageerada xisbigiisa Likud, kaas oo ka dambeeya ama ka hooseeya xisbiga isbahaysiga bidix dhexe sida ay muujinayso ra’yi uruurintii u dambaysay ee la sameeyay.