Line-upka Rasmiga Ee Kulanka Xiisaha Leh Ee Liverpool v Tottenham.
Tababare Brendan Rodgers ayaa hal bedel ku sameeyay line-upkiisa iyadoo Sterling uu bedelay Joe Allen oo kursiga keydka ku soo bilowday
MARKASRA IYO WAKHTI KASTA LASOCO CIYARAHA UDANBAYAY
Dhanka Tottenham Adebayor ayaan ku soo bilaabanin line-upka iyadoo uu isbuucii hore ku maqnaa dhaawac ciribta ah, waxaana booskiisa ka ciyaaraya weeraryahanka reer Spain Soldado. Dembele iyo Townsend ayaa iyagana kursiga keydka ku soo bilowday ciyaartaan. Line-upka Rasmiga Ah:
Liverpool:Mignolet, Johnson, Skrtel, Agger, Flanagan, Gerrard, Henderson, Coutinho, Sterling, Sturridge, Suarez.
Keyd: Jones, Allen, Aspas, Sakho, Lucas, Cissokho, Moses
Tottenham:Lloris; Naughton, Kaboul, Vertonghen, Rose; Bentaleb, Sigurdsson; Lennon, Chadli, Eriksen; Soldado.
Keyd: Friedel, Dawson, Dembele, Sandro, Townsend, Winks, Kane.